Qof weyn oo miiska jikada fadhiyo, ioo eegaya telefoonka gacanta.

Maaree qorshaha caafimaadka, daryeelka app-ka mobayl BlueCrossMN

Xubnaha Medicare iyo kuwa 1217 sano jirka ah

Dhammaan macluumaadka qorshahaaga iyo waxyaabo kale oo badan oo ku wada jiro.

Xubinta app-ka mobaylka Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota (Blue Cross) waxay ku siinayaan Medicare iyo ka yar (12-17 sano jir ka ah) Shakhsiga iyo xubnaha qorshaha uu bixiyo loo-shaqeeyaha si ay helaan faafaahintooda gaarka ah ee qorshaha caafimaadka marwalba, goor walba oo ay rabaan. Haddii aad u baahan tahay inaad u dirto kaarkaaga aqoonsiga bixiyaha ama aad raadinayso dhakhtar adoo guriga ka maqan, appku halkan ayaad ka helaysaa.

  • Eeg dashboard-kaaga shaqsiyeed
  • Arag sheegashooyinka ugu dambaysa, heerkooda iyo faafaahinada
  • Si dhakhso ah u hel lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo & lacagta ugu badan ee jeebka ka baxayso
  • Raac xaaladaada qorshaha, oo ay ku jiraan kharashaadka
  • Eeg oo soo dir Kaarka Aqoonsiga (yaasha)
  • Raadi dhakhtar iyo daryeelka kale ee ku dhaw
  • Hel qiyaasaha daryeelka caafimaadka *
  • Helitaanka faahfaahinta Qorshaha Muhiimka ah
  • Ku xirnaanta ilaha caafimaadka & ladnaanta

*Kaliya diyaar u ah qorshayaasha qaarkood.

Arag sida u shaqeeynayo app-ka mobaylka ee xubin

SVG

Soo degso appka maanta ama ka raadi "Bluecrossmn Mobile" ee App Store.

Xubnaha doorto ayaa lagu hagi doonaa "Blue Care Advisor" kadib marka aad gasho app-ka.

Isticmaal mareegta xubin si aad u gasho ama iska diiwaangeli app-ka.

App-yada Labo xubin, gelid isku mid ah

Inta badan shakhsiyaadkeena iyo xubnaha qorshaha uu bixiyo loo-shaqeeyaha (18+) waxay u wareegeen waayo araganimada xubin cusub ee loo yaqaano La taliyaha Blue Care. Sida Mobaylka BleCrooss MN, ku galid macluumaadka isku mid ah ayaa kuu oggolaanaya inaad gasho qorshahaaga caafimaadka, iyo macluumaadka daryeelka iyadda loo marayo mareegta xubinta ama app-ka. Marka aad gasho, waxaa lagugu hagi donaa isticmaalida ku haboon ee xubinta.

Sifooyinka xubin ee barnaamijka mobaylka

duulmarka xubin

Eeg lambarka kooxdaada, shabakadaada, wadarta kharash gareynta iyo inbadan

Eeg oo dir kaararka Aqoonsiga

Soo jiid Kaadhkaaga Aqoonsiga ee Dijitaalka ah (yaasha) islamarkaas oo kudir emayl ama fakis meel kale

Raadi Xaaladda Sheegashada

Raadinta xaalada iyo faahfaahinta sheegashadaada ee Blue Cross

Faahfaahinta Qorshaha

Eeg faahfaahinta caymiskaaga iyo kharashaadka suurtagalka ah, sida wadaaga lacag bixinta caymiska

Hel Takhtar

U adeegso aaladdan caqliga leh si aad uga raadiso daryeelka kuugu dhow ee shabakadaada

Qiyaasaha Qiimaha Caafimaadka*

Baro talaabooyinka ay ku kici karaan bixiyeyaasha kala duwan

*Kaliya waxaa loo heli karaa qorshayaal gaar ah.

Su'aalaha soo noqnoqda

Haa, barnaamijkan waxaa loogu talagalay xubnaha oo keliya wuxuuna soo bandhigayaa dhammaan macluumaadka qorshaha caafimaadka ee shaqsiyeed.

Inta badan xubnaha Blue cross iyo kuwa aan u qalmin La taliyaha Blue Cross (12-17 sano jirka ah) ayaa isticmaali karaa app-kan, xubnaha qorshaha daryeelka caafimaadka ee Mninnesota (Blue Advantage, MinnesotaCare, Minnesota Senior Care Plus ama SecureBlue) waa inay galaan websaydka xubin mobile-friendly.

Maya, uma baahnid inaad mar labaad iska diiwaangeliso barnaamijka haddii aad koonto ku leedahay websaydhkayaga xubnta. Waa inaad isticmaashoa ku galida macluumaad isku mid ah si aad gasho app-ka.

Haa, waxaad ka arki kartaa qaar ka mid ah macluumaadka ku saabsan xubin kasta oo qoyska ka mid ah oo ku jira qorshahaaga haddii aad tahay qofka heysta akoonka koowaad. Waxaad arki doontaa isku darka kharashka ku saabsan koontadaada iyo qoyska oo dhan, laakiin faahfaahinta sheegashada qof kasta oo ka weyn da'da 12 (yaa lahaan kara koonto u gaar ah) waxaa loogu xirnayaa asturnaantooda.

Xogta wado barnaamijkan waxaa la cusbooneysiiyaa marar badan maalintii. Lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo iyo grafka lacagta ugu badan ee jeebka ka baxayso ayaa la cusbooneysiiyaa oo keliya marka sheegashada gabi ahaanba laga shaqeeyo, in kastoo. (Xusuusin: Sheegashooyinka qaarkood ayaa dib looga shaqaysiiyaa, ka dibna garaafyadaada isku darka ayaa is beddeli kara.)

Waxaad ka heli kartaa dhammaan sheegashadaada Blue Cross ee ku saabsan qaybta sheegashada, ayaa laga heli karaa iyada oo loo marayo makiinada ugu weyn ee app-ka. Sheegasho kasta waxay lahaan doontaa xaalad ku taxan, taas oo kuu sheegaysa halka ay ku jirto hawsha. Guji sheygaas si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah. Haddii aad qabtid wax su'aalo ah oo ku saabsan xaalad ama caymiska, fadlan wac nambarka adeegga macmiilka Blue Cross ee laga helo gadaasha Kaarkaaga aqoonsiga.

Qalabkan hadda waxaa helaya kuwa qorshaha caafimaadka ee ku lugta leh Aware network. Mustaqbalka siidayn ayaa laga heli doonaa shabakado kale.   

Kaliya xubnahaas ee qorshahooda caafimaadka leeyahay dheefaha farmashiye ee ay bixiso Prime Therapeutics ayaa marin u yeelan doona Qiyaasaha Qiimaha Dawooyinka. 

Haddii aad qabtid KKC, HRA, FSA, DCAP iyo / ama koonto dheeraad ah waxaad arki doontaa wadarta lacagta la heli karo iyo wax kasta oo is waydaarsi ganacsi hada ah. Waxaa lagugu hagi doonaa hellfurthert.com si aad u maamusho akoonka.