Dulmarka faa'iidooyinka ilkaha ee Medicare Platinum Blue

Inta badan xaaladaha qaar, Original Medicare ma daboolayo adeegyada ilkaha sida nadiifinta joogtada ah, buuxinta, ilko bixinta (ka saarista), ama alaabooyinka sida ilkaha camalka ah iyo beerista.

Qorshahaaga Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota Medicare Platinum BlueSM > waxaa ku jira faa'iidooyinka dheeriga ah ee ilkaha Original Medicare ma daboosho khidmada caymiska dheeriga ah

Faa'iidooyinka ilkaha ee lagu daray waxay kula duwnaan doonaan qorshaha. Xaqiiji inaad dib u eegto Caddaynta caymiska (EOC) wixii ah faa'iidooyinka caymiska iyo faafaahinada muhiimka ah.

Qof weyn oo ku kor jiifa kursiga dhakhtarka ilkaha, iyadoo dhakhtarka ilkaha uu baarayo.

Soo koobida caymiska ilkaha

Your Blue Cross and qorshaha Blue Shield of Minnesota Medicare Platinum Blue waxaa laga yabaa inuu bixiyo caymiska wixii faa'iidooyinka dheeraadka ah ee ilkaha.

Ma jirto muddooyin la sugayo oo lagu daboolayo adeegyadda. 

 Platinum Blue CoreDookhada Platinum BluePlatinum Blue Dhammaystiran
 Waxaad lacagta siisayWaxaad lacagta siisayWaxaad lacagta siisay
Shabakadda ilkahaMaya caymiskaShabakadda Ilkaha ee Blue Cross MedicareShabakadda Ilkaha ee Blue Cross Medicare
Lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo SanadleMaya caymiskaMa jirto lacag bixinta caymiska ee lagaa raboMa jirto lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo
Baaritaanada afka
Ilaa iyo 2 sanadkii
Maya caymiskaKu jira-shabakadda: $0
Kabaxsan-shabakadda: $0*
Ku jira-shabakadda: $0
Kabaxsan-shabakadda: $0*
Nafiinta joogtada ah
Ilaa iyo 2 sanadkii
Maya caymiskaKu jira-shabakadda: $0
Kabaxsan-shabakadda: $0*
Ku jira-shabakadda: $0
Kabaxsan-shabakadda: $0*
Nadifiinta yiridka
Ilaa iyo 2 sanadkii
Maya caymiskaKu jira-shabakadda: $0
Kabaxsan-shabakadda: $0*
Ku jira-shabakadda: $0
Kabaxsan-shabakadda: $0*
Raajooyinka
1 sanadkiiba
Maya caymiskaKu jira-shabakadda: $0
Kabaxsan-shabakadda: $0*
Ku jira-shabakadda: $0
Kabaxsan-shabakadda: $0*
Daaweynta caabuqa ciridka
Ilaa iyo 2 sanadkii
Maya caymiskaKu jira-shabakadda: $0
Kabaxsan-shabakadda: $0*
Ku jira-shabakadda: $0
Kabaxsan-shabakadda: $0*
Faa'iidada ugu badan qorshaha sanadka
Waxay khuseysa labada adeegyada kabaxsan iyo ku jira shabakadda
Maya caymiska$1,000**$1,000**

*Wixii ah adeegyada ilko bixinta ee uu sameeyo dhakhtarka ilkaha ee ka baxsan shabakada, waxaad masuul ka noqon doontaa bixinta kala duwnaanshaha u dhaxaya lacagaha dhakhtarka ilkaha iyo lacag celinta bixiyaha ka-baxsan-shabakadda Blue Cross, xitaa adeegyadaa loo qoray sida 0wadaaga lacag bixinta. Ka arag Caddeyntaada Caymiska wixii macluumaad dheeri ah, oo ay ku jirto kharash wadaagista daboolida xadidan iyo/ama ka reebitaanada. Adeegyada wax baxan shabakadda- ka-baxsan waxay ku xiran yihiin ugu badnaan faa'iiada shabkadda lagu jiro, xadidaada iyo/iyo ka saarida. Waxaad sidoo kale soo gudbin kartaa sheegashooyinkaaga, hadddi adeeg bixiyaha ilkaha uu ka baxsan yahay shabkadda uusan awooddin inuu ku soo sheegashooyinkaaga.

**Wixii ah adeegyadda uu qabtay dhakhtarka ee ka baxsan shabakadd, waxaad masuul kanoqon doonaa lacagta uu soo dalao adeeg bixiyaha dhakhtarka ilkaha, xitaa sida ku qoran $0.

Si aad u hesho Caddaynta caymiska:

Wixii faahfaahin dhammaystiran, oo ay ku jiraan wadaagista kharashyada ee caymiska adeegyada la daboolay, ka-reebitaanka iyo xaddidaadaha, fadlan gal koontadaada xubin si aad u hesho caddaynta caymiskaaga (EOC) dokumentiga. Macluumaadka daryeelka ilkaha waxaa laga heli karaa cutubka 4 dukumentiga.

Si aad u hesho dhakhtarka ilkaha:

  1. Booqo Qalabkeena Raadinta Dhakhtarka ilkaha
  2. Raadinta goobta ama dhakhtarka ilkaha

Xusuusin: Si loo xaqiijiyo xaaladda shabakadda, fadlan la hadal dhakhtarka ilkahaaga ama la xiriir adeegga macmiilka ee ilkaha lambarka ku yaal qaybta caawimaadda iyo taageerada.

Caawi oo kaalmee

Su'aalaha?Waan ku caawin karnaa

Wixii ah caawinta ka helida adeeg bixiyaha ilkaha ama haddii aad qabto su'aalo, fadlan la xiriir adeegga macmiilka dhakharka ilkaha.

Wac 1-844-397-4182 (TTY: 711)
Isniin ilaa Jimce
8 a.m. ilaa 8 p.m., Waqtiga Dhexe

Platinum Blue waa qorshe kharash ah oo leh qandaraaska Medicare. Ku-biiritaanka Platinum Blue wuxuu ku xiran yahay cusboonay-siinta.

S5743_090825_G02_M
Y0138_090825_ G01_M