Is-qiimaynta Caafimaadka Sannadlaha ah ee Blue Plus

Caafimaadka Sannadlaha ee Blue Olus
Is-qiimaynta

Waa markii aad xakamayn lahayd caafimaadkaaga - oo halkini waa meesha aad ka bilaabi lahayd.

Hagaaji Akoon

Hagaaji akoon si aad u dhammaystirto qiimaynta khatarta caafimaadkaaga

Faa'iidooyinka qiimaynta caafimaadka

Qoysaska iyo Carruurta Blue Advantage, MinnesotaCare, Minnesota Senior Care Plus ama qorshaha caymiska caafimaadka SecureBlue ayaa bixiya daryeel caafimaad. Waxa kale oo ku jira barnaamijyo waxtar leh, qalab waxbarasho iyo taageero.

Fadlan qaado 15 daqiiqo si aad u dhamaystirto qiimaynta caafimaadka onlaynka ah si aanu kuugu xirno barnaamijyada kaa caawin kara maaraynta daryeelkaaga.

Kadib markaad dhamaystirto qiimaynta khatarta caafimaadka, waxaad awooda:

• Hel warbixin shakhsi ah oo qeexaysa saamaynta arrin kasta oo khatar ku ah caafimaadkaaga oo ku siinaysa dhibcaha fayoobida guud.
• Hel warbixin kooban oo aad la wadaagi karto dhakhtarkaaga ballantaada xigta. 

 

Caafimaadka kula noolow shelf Health©

Markaad samaysato akoonkaaga, waxaad heli doontaa macluumaadka caafimaadka iyo fayoqabka, oo ay ku jiraan maqaallada, sida loo hago, raadraacayaasha, caqabadaha, cuntooyinka, hubinta aqoonta iyo is qiimaynta adiga kugu habboon.