Qorshayaasha aragga Blue Cross ee shakhsiyaadka iyo qoysaska
Dooro qorshaha Aragga ee Blue cross oo ku habboon adiga iyo qoyskaaga.
Iska diwaangeli qorshaha aragga.
Raadi shabakada
Dooro shaqaalaha kala duwan ee daryeelka indhaha.
Dooro qorshaha Aragga ee Blue cross oo ku habboon adiga iyo qoyskaaga.
Dooro shaqaalaha kala duwan ee daryeelka indhaha.
Waxaad dooran kartaa qorshaha leh ama aan laheyn caymiska baaritaanka isha Haddii qorshaha kaagacaafimaad uu daboolo baaritaanka indhaha ee kahortaga ah, waxaa laga yaabaa inaad dooratid qorshaha aragga oo aan ku jirin. Haddii aysan, dooro mid leh caymiska imtixaanka.
Qaar ka mid ah doorashada isticmaalka Davis Vision network ee baaritaanada isha, xitaa haddii qorshaha caafimaadkooda uu horey u daboolayo. Dooqa adigaa leh.
Davis Vision Network
Shabakad qaran oo weyn oo leh shanta dukaanka ugu waaweyn ee dalka: Visionworks®, Costco®, Sam's Club®, Walmart® iyo LensCrafters®
Hogaaminta badan goobaha tafaariiqleyda
Sida Warby Parker, Target Optical, Pearle Vision, America's Best, iyo Shopko Optical, iyo sidoo kale bixiyeyaasha khadka tooska ah sida glasses.com iyo 1800Contacts.com.
Waxaad iska qori kartaa qorshe-aragga wakhti kasta. Waa degdeg weeyna fududahay. Caymiska guud ahaan wuxu bilaabmaa kowda bisha kadib markii aanu helno codsigaaga iyo lacag bixintaada.
Uma baahnid inaad haysato caymiska caafimaadka Blue Cross si aad isugu diiwaan geliso mid ka mid ah qorshooyinka Aragga ee Blue cross vission. Qorshooyinka aragga waxa iibsan kara da' kasta oo gaar ah 18 ama ka weyn
Hel caawinta telefoonka
Wac: 1-800-382-2000
Si shakhsi ah u hel caawin
La Taliyaha Blue Cross ayaa kuula kulmi doonaa si shakhsi ahaaneed ama muuqaalka foogaanta si uu kaga jawaabo su'alaahaga.
Jadwalka ballanta
Qorsheyaasha caafimaadka qofka iyo qoyska ee reer Minnesota waxay ku saleysan yihiin meesha aad ku nooshahay. Qorshe kastaa wuxuu leeyahay shabakad bixisa daryeel caafimaad daboolan oo agagaarkaaga ah.
Caafimaadka afka waa qayb weyn oo ka mid ah caafimaadkaaga guud. Caymiska ilkaha ayaa ka dhigaya mid la awoodi karo.