Isbeddelada Kaalmada Caafimaadka (Medicaid)
Haddii aad warqad ka hesho Waaxda Adeegyada Bani'aadamka (DHS) oo ku saabsan baahida isbeddelada qorshaha caafimaadka,w waa kuwaan qaar ka mid ah ilaha ku saabsan qorshayaasheena Blue Plus iyo bixiyaha shabakadaha.