Ka caawineysa inaad ku noolaato noloshadaada ugu caafimaad qabka badan.
Adiga iyo Blue. Isla jir wanaagsan
Ilaha xubinta
Gal koontadaada xubin
Firii faa'iidooyinkaaga, sheegashooyinka, ku xiran barnaamijyada fayo qabka iyo wax badan.
Hel aaladda La taliyaha Blue Care
Ku xiranow dhammaan faa'iidooyinka xubinta, sheegashooyinka, barnaamijyadda iyo wax badan. Oo hel tallooyinka gaarka ah si aad kor ugu qaado caafimaadkaaga.
Faa'iidooyinka
Barnaamjiyada la soo bandhigay
Diirada saarista caafimaadkaaga ayaa ku fudud markaad haysato qalabka saxda ah iyo taageerada. Waa kuwan sida aan ku caawin karno.
Gal koontadaada xubin ka ah Blue Cross si aad wax badan uga ogaatid faa'iidooyinkaas iyo kuwa kale.
Blue365
Caafimaadka iyo kaydadka fayo qabka
Blue365 waxay bixisa caafimaadka koowaad iyo qiimo dhimista fayo-qabka waa bilaasha madaama ay la xiriirto Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota.
Wac 1-855-511-2583
Adeegyada daryeelka ka hortagga
Caafimaad qab ku joog intii suurtogal ah
Wax badan ka baro adeegyadan, oo ay ku jiraan hubinta sannadlaha ah, baadhista iyo tallaalada.
Doctor On Demand
Ku arag dhakhtar online-ka wakhti kasta
Shaqada, guriga ama wadada, waxaad kula kulmi kartaa dhakhtar online mar kasta oo aad u baahato. Ballan maya. Si aad u hubiso goobta aad ku taalo helitaanka, booqo daryeelka onlaynka.
Hinge Health
Dhabar xanuun iyo kala goysyo xanuun
Hinge Health waxay ku siineysa adiga dhammaan qalabyada aad u baahan tahay si aad ugu guurto si raaxo ah gurigaaga.
Wac 1-855-902-2777
Baro inaad noolaato
Ilaha fayo qabka dareenka
Galida on-demanda, barmaajiyada is-hagida carsiga ah ee ku saleysan caafimaad ahaan istarajiyadaha la ansixiayay ee Baxnaaninta Dhaqanka Garaadka (CBT).
Wac 1-800-406-7457
Omada ee kahortaga
Nooca 2 ee sokorta iyo ka hortagga wadno xanuunka
Ma u baahan tahay taageero si aad ugu noolaato nolol caafimaad leh? Waan fududayn karnaa si aan u samayno isbeddelada ugu muhiimsan.
Wac 1-888-409-8687
Maareynta Dhiig karka ee Omada
Barnaamijka tababarka caafimaadka ee onlaynka
Aamin nolosha caafimaad leh adiga oo kaashanaya kooxda daryeelka oo u heellan, qalabka casriga ah, iyo qorshe daryeel oo kuu shaqeeya.
Wac 1-888-409-8687
Maareynta Macaanka ee Omada
Barnaamijka tababarka caafimaadka ee onlaynka
Omada waxay kaa caawin kartaa inaad gaarto oo aad sii waddo himilooyinkaaga caafimaad ee gaarka ah halkii talaababa mar.
Wac 1-888-409-8687
Tobacco cessation
Joojinta tubaakada iyo khadka taageerada ee uumiga
Waligaa goor dambe ma aha si aad u joojiso. Ka hel taageero tababare si aad ugu dambeyntii tobaakada uga takhalusto!
U wac 1-888-662-2583 (TTY 711) si aad ula hadasho Tababaraha fayoqabka.
Ilaha taageerada
Taageerada si fudud u hel
Su'aalaha?Waan ku caawin karnaa
Wac adeega macmiilka Blue Cross 1-866-870-0412.
- Faham faa'iidooyinkaaga xubin
- Hubi sheegasho
- Qorshaha guud ee ku saabsan su'aalaha caymiska
Saacadaha:Isniinta - Jimcaha, 7 a.m. - 8 p.m. CT
Lambarka telefoonkaan wuxuu ku qoran yahay qeybta dambe kaarkaaga aqoonsiga ee xubinta.
La xiriir badroonigaaga
Waa inaad la soo xiriirta marka badroonigaaga marka hore haddii aad:
- Dooranayso caymis cusub oo aad qabto su'aalo
- Leedahay isbeddel noolaleed sida beddelida qoyskaaga ama shaqadaada
- U bahan tahay inaad beddesho magacaaga, ciwaanka, iwm.
Raadi mareegteena
In kastoo boggan mareegta uu xooga saarayo shirkadaada iyo shaqalahaaga, bluecrossmn.com waxay u adeegta xubnaha oo dhan waxaana laga yaaba inaad jawaab ka hesho.
- Su'aalaha soo noqnoqda FAQs ee xubinimada
- Caawinta gelida xubin
- Baro wax ku saabsan daryeelka caafimaadka iyo caymiska
Visit bluecrossmn.com wixii dookhyo dheeri ah.
Blue365® waa calaamad ka diiwaan gashan Ururka Blue Cross and Blue Shield Association, oo ah urur madax-banaan ee qorshooyinka Blue Cross iyo/ama Blue Shield.
Doctor On Demand® ee Included Health waa shirkadd madaxbanaan oo bixisa adeegyada caafimaadka tignoolajiyada
Hinge Health waa shirkad madax-bannaan oo bixisa murqaha qalfoofta adeegyada daryeelka.
Learn to Live, Inc. waa shirkadda madaxbanaan oo bixisa qalabyo online ah iyo barnaamiyo loogu talo galay taageerada caafimaadka dabeecadda Learn to Live waa barnaamij wax barasho mana ahaan in loo tixgeliyo daawayn caafimaad.
Barnaamijka Omada waa Omada Health, Inc., oo ah shirkad madaxbannaan oo bixisa barnaamijyo daryeel dijitaal ah.