Ka caawineysa inaad ku noolaato noloshadaada ugu caafimaad qabka badan.

Adiga iyo Blue. Isla jir wanaagsan 

Ilaha xubinta

SVG

Gal koontadaada xubin

Firii faa'iidooyinkaaga, sheegashooyinka, ku xiran barnaamijyada fayo qabka iyo wax badan.

Hel Daryeel

Waxaad raadin kartaa adeeg bixiyaasha iyo kharashaadka caafimaadka sida marti. Gal si aad ugu hesho adeeg bixiyaasha shabkadda kuwaas oo daboolada oo kaliya qorshaha caafimaadka ee hadda. 

SVG

Raadi bixiye

Raadi dhakhtariin, isbitaalo iyo rugyo caafimaad.

Cusub 2025

U doodahaaga daryeelka Blue Crosse ayaa halkan u jooga inuu ku caawiyo

Hel caawinta bixyaahaga daryeelka caafimaadka oo dhan, haddii ay tahay caawinta helida adeeg-bixiyaha shabakadda-ku jira, su'aasha sheegashada aaasagiga ama wax ka badan sida ka hadlida doorashooyinka daawaynta ama maareynta arrimaha caafiaadka.

7 subaxnimo ilaa 6 galabnimo CT

Isniin ilaa Jimce

1-866-286-2948, TTY 711

Blue Cross Care Advocate waxaa taageera dhakhaatiirta, kalkaaliyayaasha caafimaadka, farmashiistayaasha, takhasuska, iyo khubarada kale ee goobta jooga, si haddii aysan garanaynin jawaabta su'aashaada, ay heli karaan.

  • Baro oo fahma faa'iidooyinkaaga
  • Soo hel daryeel bixiyeyaal oo diyaari balamo
  • Is barbar dhig oo fahan fursadaha daawaynta
  • Go'aanso haddii nidaamka lagu taliyey la daboolay
  • Ka jawaab su'aalaha ku saabsan sheegashooyinka
  • Wareejinta diiwaanka caafimaadka
  • Deji oo gaar yoolaalka caafimaad

Faa'iidooyinka

Barnaamjiyada la soo bandhigay

Diirada saarista caafimaadkaaga ayaa ku fudud markaad haysato qalabka saxda ah iyo taageerada. Waa kuwan sida aan ku caawin karno.

Gal koontadaada xubin ka ah Blue Cross si aad wax badan uga ogaatid faa'iidooyinkaas iyo kuwa kale.

Maareynta Macaanka ee Omada

Barnaamijka tababarka caafimaadka ee onlaynka

Omada waxay kaa caawin kartaa inaad gaarto oo aad sii waddo himilooyinkaaga caafimaad ee gaarka ah halkii talaababa mar. 

Wac 1-888-409-8687

Tobacco cessation

Joojinta tubaakada iyo khadka taageerada ee uumiga

Waligaa goor dambe ma aha si aad u joojiso. Ka hel taageero tababare si aad ugu dambeyntii tobaakada uga takhalusto! 

U wac 1-888-662-2583 (TTY 711) si aad ula hadasho Tababaraha fayoqabka. 

Maareynta Kiiska ee Caafimaadka Dabeecadda

Taageerada caafimaadka dabeecadda

Barnaamijka bilaashka ah ee telephonie ee loogu talo galay in lagu caawiyo xubnaha qaba dareenka caafimaadka. 

  • Kala guurka taageerada daryeelka
  • Aqoonso ilaha waxtarka ah
  • Waxay ka caawineysa inaad la socoto

Wac 1-800-247-0999 si aad ula hadasho Daryeelka Caafimaadka.

Blue365

Caafimaadka iyo kaydadka fayo qabka

Blue365 waxay bixisa caafimaadka koowaad iyo qiimo dhimista fayo-qabka waa bilaasha madaama ay la xiriirto Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota. 

Wac 1-855-511-2583

Maternity Management

Caafimaadka uurka iyo ka dib dhalmada

Barnaamijka taageerada dhalmada ka hor oo xubnaha siiya agab waxbarasho oo qoto dheer iyo waxyaabo kale.

Wac 1-800-793-6916 si aad ula hadasho Daryeelka Caafimaadka. 

Doctor On Demand

Ku arag dhakhtar online-ka wakhti kasta

Shaqada, guriga ama wadada, waxaad kula kulmi kartaa dhakhtar online mar kasta oo aad u baahato. Ballan maya. Si aad u hubiso goobta aad ku taalo helitaanka, booqo daryeelka onlaynka.

Taageerada niyad-jabka

Niyad jabka waxay duwan tahay dareemaha caadiga ah ee murugada, walbahaarka, ama tamar yarida. Waa xanuun kuwaas oo sababaya labo xanuun dareenka iyo jirka. Haddii aad ka shakisan tahay in adiga ama qof aad jeceshahay uu niyad-jabsan yahay, waa muhiim inaad isla markiiba wax ka qabato dhibaatada. 

Si aad u esho bixiye caafimaadka dabeecadda, isticmaal, use Hel dhakhtarka oo hoos ka raadi "Adeegyadda Caafimaadka Dabeecadda".

Soo koobitaanada Faa'iidooyinka iyo Caymiska

Ilaha taageerada

Taageerada si fudud u hel

Su'aalaha?Waan ku caawin karnaa

Wac adeega macmiilka Blue Cross 1-866-286-2948. 

  • Faham faa'iidooyinkaaga xubin
  • Hubi sheegasho 
  • Qorshaha guud ee ku saabsan su'aalaha caymiska

Saacadaha:Isniinta - Jimcaha, 7 a.m. - 6 p.m. CT

Lambarka telefoonkaan wuxuu ku qoran yahay qeybta dambe kaarkaaga aqoonsiga ee xubinta. 

La xiriir badroonigaaga

Waa inaad la soo xiriirta marka badroonigaaga marka hore haddii aad:

  • Dooranayso caymis cusub oo aad qabto su'aalo
  • Leedahay isbeddel noolaleed sida beddelida qoyskaaga ama shaqadaada
  • U bahan tahay inaad beddesho magacaaga, ciwaanka, iwm. 

SVG

Raadi dhakhaatiir caalami ah

Hel dhakhtar marka aad joogto meel ka baxsan Maraykanka 

SVG

Maamulka Faa'iidooyinka Innovo

Qorshaha maamulkaaga iyo adeegyadda biilka.

SVG

Bogga xiriirka dawooyinka dhakhtar qoray

Baro wax ku saabsan faafaahinta qorshaha daawada dhakhtar qoray iyo adeegyadda.

Barnaamijka Omada waa Omada Health, Inc., oo ah shirkad madaxbannaan oo bixisa barnaamijyo daryeel dijitaal ah.
Blue365® waa calaamad ka diiwaan gashan Ururka Blue Cross and Blue Shield Association, oo ah urur madax-banaan ee qorshooyinka Blue Cross iyo/ama Blue Shield.
Doctor On Demand® ee Included Health waa shirkadd madaxbanaan oo bixisa adeegyada caafimaadka tignoolajiyada