Ka caawineysa inaad ku noolaato noloshadaada ugu caafimaad qabka badan.
Adiga iyo Blue. Isla jir wanaagsan
Ilaha xubinta
Gal koontadaada xubin
Firii faa'iidooyinkaaga, sheegashooyinka, ku xiran barnaamijyada fayo qabka iyo wax badan.
Hel aaladda La taliyaha Blue Care
Ku xiranow dhammaan faa'iidooyinka xubinta, sheegashooyinka, barnaamijyadda iyo wax badan. Oo hel tallooyinka gaarka ah si aad kor ugu qaado caafimaadkaaga.
Hel Daryeel
Waxaad raadin kartaa adeeg bixiyaasha iyo kharashaadka caafimaadka sida marti. Gal si aad ugu hesho adeeg bixiyaasha shabkadda kuwaas oo daboolada oo kaliya qorshaha caafimaadka ee hadda.
National BlueCard PPO
Raadi dhakhatiir, isbitaalo, iyo rugaha caafimaad ee ku jira shabakada BlueCard PPO haddii aad ku noolayn mid ka mid ah meelaha hoos lagu taxay.
Dadka degan Twin Cities
Haddii aad ku jirto qorshaha iska diiwaangalinta ee Twin Cities "Limited Network", raadi Blue High Performance Network.
Dadka deggan Florida
Shaqaalaha ku nool Florida waxay raadiyaan Network Blue.
Dadka deggan Georgia
Shaqaalaha ku nool Georgia waxay raadinayaan shabakadda Blue Open Access POS.
Dadka ku nool St. Louis
Shaqaalaha ku nool St. Louis, MO, waxay raadinayaan shabakadda Blue Access Choice.
Faa'iidooyinka
Barnaamjiyada la soo bandhigay
Diirada saarista caafimaadkaaga ayaa ku fudud markaad haysato qalabka saxda ah iyo taageerada. Waa kuwan sida aan ku caawin karno.
Gal koontadaada xubin ka ah Blue Cross si aad wax badan uga ogaatid faa'iidooyinkaas iyo kuwa kale.
Hinge Health
Dhabar xanuun iyo kala goysyo xanuun
Hinge Health waxay ku siineysa adiga dhammaan qalabyada aad u baahan tahay si aad ugu guurto si raaxo ah gurigaaga.
Wac 1-855-902-2777
Blue365
Caafimaadka iyo kaydadka fayo qabka
Blue365 waxay bixisa caafimaadka koowaad iyo qiimo dhimista fayo-qabka waa bilaasha madaama ay la xiriirto Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota.
Wac 1-855-511-2583
Doctor On Demand
Ku arag dhakhtar online-ka wakhti kasta
Shaqada, guriga ama wadada, waxaad kula kulmi kartaa dhakhtar online mar kasta oo aad u baahato. Ballan maya. Si aad u hubiso goobta aad ku taalo helitaanka, booqo daryeelka onlaynka.
Lockton Nurse Advocate
Ka caawinta xaaladdaha daba dheeraada iyo ka hortaga caafimaadka.
U doodayaasha Kalkaaliyaha Lockton waxay leeyihiin waayo-aragnimo, shati ayay haystaan, waa kalkaaliyeyaal diiwaangashan oo diiradda saaraya xaaladaha daba dheeraada iyo caafimaadka ka hortagga.
Kalkaaliso, oo u heellan xisaabta Taylor, ayaa laga yaabaa inay dhawaan kula soo xiriirto si ay u soo bandhigto barnaamijka u doodaha kalkaalisada Lockton oo ay kala hadasho sida ay u horumarin karto noloshaada.
Ka qaybqaadashadu waa bilaash waana ikhtiyaari.
1-833-782-7403
Wellworks For You
Si firfircoon u maarey caafimaadkaaga iyo kan qoyska
Taylor waxa ay iskaashi la samaysay Wellworks For You, barnaamij bixiyo ilo caafimaad, iyo fursado lagu kasbado qiimo dhimis khidmada caymiska caafimaad. Waxaa naga go'am inaan ka caawi gaarista caafimaadka ugu wanaagsan iyo dhiiragelinta firfircoonida, ku noolshaha qaab nololeed caafimaad leh iyo gaarista go'aamada wanaagsan ee caafimaadka.
Oo aad ku heli karto lacag la'aan.
1-800-425-4657
Vida Health
Barnaamijyada caafimaadka ee gaarka ah iyo tababarka hal-kala-joog ah.
Vida Health waxay diyaar u tahay inay taageerto xubnaha la kulma xaaladaha dabadheeraada ee caafimaadka iyada oo loo marayo app mobilada ah oo sahlan in la isticmaalo.
Soo degso app-ka Vida Health kaaga dukaanka app-ka taleefankaaga ama booqo vida.com/taylor si aad wax badan uga barato oo aad u aragto haddii aad u qalanto barnaamijka Vida.
Oo aad ku heli karto lacag la'aan.
Ilaha taageerada
Taageerada si fudud u hel
Su'aalaha?Waan ku caawin karnaa
Wac adeega macmiilka Blue Cross 1-855-289-5154.
- Faham faa'iidooyinkaaga xubin
- Hubi sheegasho
- Qorshaha guud ee ku saabsan su'aalaha caymiska
Saacadaha:Isniinta - Jimcaha, 7 a.m. - 8 p.m. CT
Lambarka telefoonkaan wuxuu ku qoran yahay qeybta dambe kaarkaaga aqoonsiga ee xubinta.
La xiriir badroonigaaga
Waa inaad la soo xiriirta marka badroonigaaga marka hore haddii aad:
- Dooranayso caymis cusub oo aad qabto su'aalo
- Leedahay isbeddel noolaleed sida beddelida qoyskaaga ama shaqadaada
- U bahan tahay inaad beddesho magacaaga, ciwaanka, iwm.
Raadi mareegteena
In kastoo boggan mareegta uu xooga saarayo shirkadaada iyo shaqalahaaga, bluecrossmn.com waxay u adeegta xubnaha oo dhan waxaana laga yaaba inaad jawaab ka hesho.
- Su'aalaha soo noqnoqda FAQs ee xubinimada
- Caawinta gelida xubin
- Baro wax ku saabsan daryeelka caafimaadka iyo caymiska
Visit bluecrossmn.com wixii dookhyo dheeri ah.
Blue365® waa calaamad ka diiwaan gashan Ururka Blue Cross and Blue Shield Association, oo ah urur madax-banaan ee qorshooyinka Blue Cross iyo/ama Blue Shield.
Hinge Health waa shirkad madax-bannaan oo bixisa murqaha qalfoofta adeegyada daryeelka.
Doctor On Demand® ee Included Health waa shirkadd madaxbanaan oo bixisa adeegyada caafimaadka tignoolajiyada