Soo dhawaada, dadka degan University of Minnesota, asxaabta iyo layliyada

Gal si aad u aragto sheegashooyinka, Lacagta laga jari karo iyo Ugu badnaanta. Raadi dhakhtarka shabakada, hel caawimo doorashada daryeelka, ka faa'iidayso barnaamijyada caafimaadka iyo ladnaan, hel kaararka aqoonsiga iyo wax ka badan.

Sawirka dhoola cadeynta qoys farac-badan, gacmaha isheysta oo ku socda beerta maalin qorax ah.

La bilow La Taliyaha Blue Care

Marka aad gasho websaydkeena xubin, waxaa lagu hagaajin doonaa La taliyaha Blue CareSM. Waxay kaa caawinaysaa inaad si sahlan ugu xiranto dhamaan dheefahaaga, magdhowyadaada, barnaamijyadaada iyo in ka badan. Waaad heli doontaa macluumaad ku saleysan faa'iidooyinkaaga iyo taariikhda ay la socoto tallaabooyinka aad qaadi karto si aad kor ugu qaado caafimaadkaaga.

Gal mareegta xubin ama soo degso app-ka si aad u bilowdo. 

Gal      Isdiiwaangeli 

Caawi inaad caafimaad qabtid

Cadaadiska, niyad jabka, walaaca ama hurdo la'aanta

Waan ku caawin karnaa. Isku day inaad Baro si aad u Nolaato, barnaamij online ah oo la aamini karo oo leh qalab iyo agab, si aad taageero u hesho mar kasta oo ay ku habboon tahay.
Agabyada Learn to Live ee baro si aad u noolaato  (isticmaal UMN code)

Baro si aad u noolaato daawaynta onlaynka ee caafimaadka dabeecadda

 

Bukaan ama dhaawacmay? Waakan caawimo

Daryeelka caafimaadka meel kasta oo aad u safarto: Raadi dhakhtar ama isku day dhakhtarka onlaynka ah.

Doctor On Demand

 

Caafimaadka qabka uurka

Uurka caafimaadka qaba micnihiisu waa ubad caafimaad badan. Taasi waa sababta ay muhiim u tahay in la helo daryeelka dhalmada ka hor oo aad u wanaagsan. Qaado kaadhka abaal-marinta marka aad iska diiwaan geliso barnaamijka gaarka ah ee haweenka uurka leh.
Barnaamijka Maareynta Hooyada

Cabitaanka aadka u badan

Ma ka welwelsan tahay isticmaalkaaga khamriga ama maandooriyaha? Waa kan macluumaadka ku caawin kara 
Talaabooyinka lagu maareeyo cabitaanka 
Twin Cities campus Boynton adeegyada isticmaalka khamriga iyo walxaha  

Jooji sigaarka

Isticmaalka sigaarka iyo tubaakada waxay dhaawacayaan caafimaadkaaga, iyo joojinta ma fududa. Laakiin jidhkaagu si dhakhso ah ayuu u bogsan karaa marka aad joojiso. Wac lacag la'aan 1-888-662-buluug (2583).
Caawinta joojinta sigaarka iyo tubaakada

Lacag ku keydi qiimo dhimis

Blue365 waxa ay bixisaa helista heshiisyo caafimaad iyo fayoobi oo u gaar ah xubnaha Blue.
Dhimista fayoqabka 

Wax ka baro caymiskaaga caafimaad

Faahfaahinta Qorshaha Kooban (macluumaad faahfaahsan)

Aasaaska qorshaha
Aasaaska dheeriga ah ee qorshaha

Faa'iidooyinka iyo caymiska oo kooban

Aasaaska qorshaha
Aasaaska dheeriga ah ee qorshaha

Su'aalo?

Ka wac adeegga macmiilka lacag la'aanta 1-866-873-5943(TTY 711), Isniin - Jimce., 7 subax - 8 galabnimo.

Gal Xubin

Arag caymiska, sheegashooyinka, macluumaadka koontada iyo waxbadan.

App-ka La taliyaha Blue Care

Astaanta App-ka La taliyaha Blue Care

Ku xiran dhammaan faa'iidooyinkaaga, sheegashooyinkaaga, barnaamijyaddaada abaalmarinadaada iyo wax kaloo badan. Oo hel tallooyinka gaarka ah si aad kor ugu qaado caafimaadkaaga. 

La Taliyaha loogu talo galay app-ka Blue Care ee Android

La Taliyaha loogu talo galay app-ka Blue Care ee iOS