2026 Soo koobida faa'iidooyinka iyo caymiska
Adiga iyo Blue. Isla jir wanaagsan
Firii faa'iidooyinkaaga, sheegashooyinka, ku xiran barnaamijyada fayo qabka iyo wax badan.
Ku xiranow dhammaan faa'iidooyinka xubinta, sheegashooyinka, barnaamijyadda iyo wax badan. Oo hel tallooyinka gaarka ah si aad kor ugu qaado caafimaadkaaga.
2026 Soo koobida faa'iidooyinka iyo caymiska
2025 Soo koobida faa'iidooyinka iyo caymiska
2025 Faahfaahinta qorshaha oo kooban
Koontada Keydka Caafimaadka
Koontada faa'iidada leh ee cashuurta oo aad u isticmaali karto kharashyada caafimaadka u qalma maanta ama aad u kaydsan karto mustaqbalka.
Koontada kharash garaynta dabacsan
Koonto kuu ogolaanaysa inaad isticmaasho doollarka cashuurta ka hor si aad ugu bixiso kharashyada daryeelka caafimaadka ee u qalma.
Booqo Optum Financial si aad wax badan oo ku saabsan KKC iyo FSA
Hufnaanta federaalka Caymiska sharciga wuxuu u baahan yahay kooxdeena qorshaha caafimaadka si shaaca looga qaado qiimaha iyo macluumaadka kharash-waagida ee qeybgalayaaha. Si aad ugu hogaansato, Allina waxay kuu soo boosti gareeynaysaa faylka ay mashiinta akhrin karto ee Allina Premier network.
Booqo faylasha mashiinka akhrin karo Allina Premier network.
Waxaad raadin kartaa adeeg bixiyaasha iyo kharashaadka caafimaadka sida marti. Gal si aad ugu hesho adeeg bixiyaasha shabkadda kuwaas oo daboolada oo kaliya qorshaha caafimaadka ee hadda.
Ka raadi shabakadda Allina First ee dhakhaatiirta, isbitaalada, iyo rugaha caafimaadka.
Ka raadi shabakadda Allina First ee dhakhaatiirta, isbitaalada, iyo rugaha caafimaadka.
Raadi Shabakada La Ballariyay ee dhammaan qorshayaasha KKC Allina First iyo Dooro HSA ee dhakhaatiirta, isbitaalada iyo rugaha caafimaadka.
Raadi shabakadda Elevate dhakhaatiirta, isbitaalada, iyo xarumaha caafimaadka.
Fiiro gaar ah: Hoos ka arag liiska loogu talo galay adeeg bixiyaasha baxnaaninta jirka, maadama aysan soo badhigaynin Helaha Bixiye sida shabakadda bixiyaasha.
Liiska Adeeg bixiyaha Dhakhtarka Jirka ee Allina Health
Haddii aad raadineyso Adeegyada Daawaynta Jirka, waxaan kugula talinaynaa inaad la xiriirto adeegga macmiilka 1-800-509-5310 si aad u xaqiijiso shabakadda caymiska.
Diirada saarista caafimaadkaaga ayaa ku fudud markaad haysato qalabka saxda ah iyo taageerada. Waa kuwan sida aan ku caawin karno.
Gal koontadaada xubin ka ah Blue Cross si aad wax badan uga ogaatid faa'iidooyinkaas iyo kuwa kale.
Caafimaad qab ku joog intii suurtogal ah
Wax badan ka baro adeegyadan, oo ay ku jiraan hubinta sannadlaha ah, baadhista iyo tallaalada.
Hel daryeelka saxda ah
Allina Health Online Su'aalo Qoraaleedka ee loogu talo galay xaaladaha ugu badan ee guud 24/7. Labada bukaanada cusub iyo kuwii hore ayaa isticmaali karaa adeeggan.
Talobixinta khabiirka ee daryeelka caafimaadka 24/7
Hel tallada shaqaalaha caafimaadka iyo macluumaadka kalkaaliyaasha diiwaangashan 24 saacadood maalintii, toddoba maalmood todobaadkii adigoo wacaya 1-800-509-5310 - dooro ikhtiyaarka 3.
Faa'iidada warqada dawada ee dhakhtar qoray
Sida qorshaha caafimaadka u dabookayo booqashooyinkaaga dhakhtarka caymisyadda qorshaha warqada dawada ee dhakhtar qoray ee Express Script waxay daboolausa daawooyinka dhakhtarka kuu qoro.
Wac 1-800-509-5310
- dooro ikhtiyaarka 2
Shakhsi-ahaan baxnaaninta jirka ee dhabarka iyo qoor xanuunka
Adigu kharash ma kugu ahan - ama wax kharash ma kugu kadib marka ku qanacado lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo - waxay ku xiran tahay qorshahaaga.
Wac "Spine Line" si aad u jadwaliso maanta 1-800-827-8313.
Dhabar xanuun iyo kala goysyo xanuun
Hinge Health waxay ku siineysa adiga dhammaan qalabyada aad u baahan tahay si aad ugu guurto si raaxo ah gurigaaga.
Wac 1-855-902-2777
Faa'iidada dhisida qoyskaaga iyo tarankaaga
Si aad wax badan u barato oo aad dhaqaajiso faa'iidadaada, kala xiriir Progyny 1-833-205-4001.
Si aad u hesho bixiye shabakadda Progyny, booqo boggooda.
Barnaamija Caawinta Shaqaalaha (EAP)
Marka aad u baahan tahay inaad jiheyso xaaladdaha ama dareemaha, la talinta, waxaan ku siin karnaa taageerno. Ku hel ilaa lix kulan arrintiiba oo bilaash ah - telefoon, fool-ka-fool ama onlaynka.
Wac 1-800-509-5310 - dooro ikhtiyaarka 4 (access code: allina)
Wac adeega macmiilka Blue Cross 1-800-509-5310.
Saacadaha:Isniinta - Jimcaha, 7 a.m. - 8 p.m. CT
Lambarka telefoonkaan wuxuu ku qoran yahay qeybta dambe kaarkaaga aqoonsiga ee xubinta.
Waa inaad la soo xiriirta marka badroonigaaga marka hore haddii aad:
Wac (612) 262-4688 ama 1-877-992-8099.
In kastoo boggan mareegta uu xooga saarayo shirkadaada iyo shaqalahaaga, bluecrossmn.com waxay u adeegta xubnaha oo dhan waxaana laga yaaba inaad jawaab ka hesho.
Visit bluecrossmn.com wixii dookhyo dheeri ah.
Hinge Health waa shirkad madax-bannaan oo bixisa murqaha qalfoofta adeegyada daryeelka.
Express Scripts waa shirkad madaxbannaan oo aan bixinin badeecadaha ama adeegyada Blue Cross, waxayna si gaar ah mas'uul uga tahay adeegyada maaraynta faa'iidooyinka farmashiye.