Haddii aad degan tahay gobolka Florida, Georgia, iyo qaar ka mid ah degmooyinka Missouri, waxaad u baahan tahay inaad isticmaasho bixiyeyaasha ka qeybqaata shabakadaha gobolka si aad u hesho faa'iidooyinka shabakadda.
Shakabaddo Goboleed:
- Haddii aad degan tahay gobolka Florida, isticmaal bixiyaha/xarunta ku jirta shabakadda "FL - Network Blue".
- Haddii aad degtan tahay gobolka Georgia, isticmaal bixiyaha/xarunta ku jirta shabakadda "GA - Blue Open Access POS".
- Haddii aad degan tahay gobolladan soo socda ee Missouri; Franklin, Jefferson, Lincoln, Saint Charles, Saint Francois, Saint Louis, Saint Louis City, Saint Genevieve, Warren ama Washington, isticmaal adeeg bixiye/xarun ku jirta shabakadda "St. Louis, MO - Blue Access Choice".
- Haddii aad u safarayso meel ka baxsan aagga adeegga shabakadd goboleedka oo aad u baahan tahay inaad hesho adeegyo, isticmaal bixiyaha/xarunta ku jirta shabakadda "National BlueCard PPO" si aad u hesho faa'iidooyinka shabakadda dhexdeeda.
Haddii aad ku nooshahay gobol ama gobolka kale oo aan kor ku xusan, isticmaal bixiyaha/xarunta ku jirta shabakadda "National BlueCard PPO" si aad u hesho faa'iidooyinka ku jira shabakadda.