


Ka caawineysa inaad ku noolaato noloshadaada ugu caafimaad qabka badan.
Adiga iyo Blue. Isla jir wanaagsan
Xubnaha qorshaha Blue Cross (Standard iyo Enhanced HDHP)
Gal koontigaaga xubin Blue Cross
Firii faa'iidooyinkaaga, sheegashooyinka, ku xiran barnaamijyada fayo qabka iyo wax badan.
Hel daryeelka - Qorshaha Blue Cross
Raadi dhakhaatiirta, isbitaalada, iyo rugaha caafimaadka ee ku jira qorshaha Blue Cross
Hel aaladda La taliyaha Blue Care
Ku xiranow dhammaan faa'iidooyinka xubinta, sheegashooyinka, barnaamijyadda iyo wax badan. Oo hel tallooyinka gaarka ah si aad kor ugu qaado caafimaadkaaga.
Xubnaha qorshaha caafimaadka Coupe
Gal akoontiga xubint Coupe-kaaga
Hubi heerarka bixiyaha, raadi sheegashooyinka, dib u eeg faa'iidooyinka iyo wax badan.
Hel daryeelka - qorshaha Coupe
Raadi dhakhaatiirta, isbitaalada, iyo rugaha caafimaadka ee ay daboosho Coupe.
Hel app-ka Coupe
Hel dhammaan waxaad u baahan tahay si aad u raadsato bixiyeyaasha, u hubiso faa'iidooyinka, ula socoto sheegashada, iyo wax badan. Oo hel macluumaadka habaysan si loo taageero caafimaad wanaagsan.
Si aad u aragto qorshaha-aahan inuu kui haboon yahay adiga qoyskaaga, booqo bogga Coupe Allianz Life employee web page.
- Xubnaha waa inay bixiyaan wadaaga lacag bixinta ee daboola dhammaan adeegyadda iyo dawooyinka dhakhtar qoray Kharashaadka waxaad ka heli kartaa bogga Coupe ee adeegyadda hore.
- M jirto lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo ama wadaaga lacag bixinta caymiska oo ku jira qorshan
- Qorshan wuxuu isticmaala bixiye shabakadda isku mid ah qaranka sida qorshayaasha BCBS waxayna galisaa sadexda heer ee ku saleysan tayadda iyo hufnaanta daryeelka
- Heerka Bixiyeyaasha 1 waxay yeelan doonaan wadaaga lacag bixinta ugu hooseeya ee adeegyada iyo natiijooyinka tayada ugu sarreeya oo ku saleysan cilmi-baarista Coupe.
- Coupe waxay fududeynayaa biilasha adoo isku keenaya dhammaan lacag wadaaga caymiska caafimaadka iyo warqada dawada ee dhakhtar qoray ilaa hal biil oo bil kasta ah si loogu fududeeyo raadraaca iyo lacag bixinta.
- Xubnaha waxay la xiriiri karaan Coupe Health Valet si ay uga caawiyaan helitaanka bixiye, uga jawaabaan su'aalaha, iyo xallinta arrimaha biilasha
- Xubnaha waxay leeyihiin 24/7 gelitaankabogga xiriirka xubnaha Coupe Health
Bogga xiriirka xubin waxay marigelisa dhammaan macluumaadka faa'iidaada oo ay ku jirto bixiye, warqada dawada ee dhakhtar qoray, iyo raadinta farmashiye, bayaanada biilka, helitaanka Health Velet, iyo wax badan.
Shabakadda adeeg bixiyaashadaada
Isticmaalka qorshahaaga caafimaadka waa sahlan tahay. Shabakaddaada bixiyaha qaranka, BlueCardPPO, waxay la shaqaysaa dhakhaatiirta, isbitaalada, iyo rugaha caafimaadka dalka oo dhan, oo ay ku jiraan xarunteena caafimaadka ee goobta, True Care. Tusi oo kaliya kaarka AQOONSIGA xubinta. .
Xusuusnow, haddii aad hesho adeegyadda adeege bixiyaasha ka baxsan shabakadda waxaad heli doonta dhimista faa'iidooyinka caymiska leh Kor u Qaadista iyo qorshayaasha Heerka HDHP. Ma yeelan doonti wax faa'iidada caymiska ee bixiyaasha ka baxsan shabbakadda ee aan ka aheyn daawada xaaladda degdeg ah haddii laga diiwaangashan yahay qorshaha BCBS/Coupe.
Ilaha Faa'iidooyinkaaga (YBR)
Faa'iidooyinka daawada dhakhtar qoray & farmashiye
Dhammaan saddexda ikhtiyaar ee qorshaha caafimaadka waxay isticmaalaan liiska dawooyinka la caymiyay ee KeyRx iyo doorashada shabakadda farmashiye iyada oo loo marayo Prime Therapeutics.
Gal akoontiga xubinta wixii ah liisyada daawada ugu dambeysay iyo macluumaadka shabakadda farmashiga.
Qorshaha HDHP ee Blue Cross:
Qorshaha Coupe:
Liisyad daawada iyo raadinta
- 2025Warqadda Xaqiiqda Rx
- Raadinta daawada KeyRx - Heerka / HDHP Kobcinta leh KKC
- 2025 KeyRx ACA waxay fasaxday $0 wadaaga lacag bixinta liiska daawada
- 2025 KeyRx $0 liiska daawada Kharash Wadaaga Xubin
Macluumaadka farmashiye
Faa'iidooyinka
Barnaamjiyada la soo bandhigay
Diirada saarista caafimaadkaaga ayaa ku fudud markaad haysato qalabka saxda ah iyo taageerada. Waa kuwan sida aan ku caawin karno.
MedsYourWay
Tafaariiqlayda iyo Geynta Guriga
MedsYourWay waxay isbarbardhiga qimaha kaarka qiimo dhimista iyo faa'iidooyinka qorshaha caafimaadka farmashiye si lagugu keenayo qiimaha ugu hooseya adiga.
Wac 1-855-206-2430
Blue365
Caafimaadka iyo kaydadka fayo qabka
Blue365 waxay bixisa caafimaadka koowaad iyo qiimo dhimista fayo-qabka waa bilaasha madaama ay la xiriirto Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota.
Wac 1-855-511-2583
Hinge Health
Dhabar xanuun iyo kala goysyo xanuun
Hinge Health waxay ku siineysa adiga dhammaan qalabyada aad u baahan tahay si aad ugu guurto si raaxo ah gurigaaga.
Wac 1-855-902-2777
Baro inaad noolaato
Ilaha fayo qabka dareenka
Galida on-demanda, barmaajiyada is-hagida carsiga ah ee ku saleysan caafimaad ahaan istarajiyadaha la ansixiayay ee Baxnaaninta Dhaqanka Garaadka (CBT).
Wac 1-800-406-7457
Faa'iidooyinka Daryeelka
Adeegyada daryeelka ka hortagga
Caafimaad qab ku joog intii suurtogal ah
Wax badan ka baro adeegyadan, oo ay ku jiraan hubinta sannadlaha ah, baadhista iyo tallaalada.
Doctor On Demand
Telemedicine
Hel daryeel degdega ah marka onlayn looga baahdo 247. Haddii aad joogto guriga ama aad socoto wado, daryeelka caafimaadka ayaa ka xigo oo kaliya riixid.
Wac 1-800-997-6196
Global Core
Helida adeeg bixyaasha markaad safarayso
Raadi dhakhatiirta iyo isbitaalada ka baxsan Mareykanka, Puerto Rico, iyo . Virgin Islands Mareykanka. Waxaad sido kale heli kartaa ilo kale oo qiimo leh si ay kaga caawiyaan ku badqabida iyo ku caafimaad qabida aduunka oo dhan.
Daryeelka jinsiga
La-taliyaha Adeegyada Jinsiga
Waxaan kuu siinaynaa hagida si ay kaga caawiso maareynta daryeelka iyo hagida caymiska labeebka iyo xubnaha laga roonyaasha iyo qoyskooda. Haddii aad qabto wax su'aal ah oo la xiriirta daryeelka jinsiga, waxaad wici kartaa 1-866-694-9361.
Hawlgeli waayo aragnimadaada True Balance
Markaad dhaqaajiso barnaamijka Limeade ONE, waxaad si degdeg ah u heli doontaa nashaadaadka madadaalada, agabka waxtarka leh iyo taageerada bulsho ee asxaabtaada iyo Allianz - dhamaantood waxaa loogu talagalay inay kaa caawiyaan inaad noqoto waxa ugu fiican. Marka adiga (iyo xaaskaada xaqa u leh) aad ka qaybqaadataan waxqabadyada ladnaanta, waxaad helaysaan abaal-marin.
Haddii aad ka diiwaangashan tahay qorshaha caafimaadka lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo lacagta badan (Kobcinta ama Heerka HDHP), waxaad heli doontaa abaalmarinada foomaka qaaramada KKC.
Haddii aad ku jirto qorshaha Coupe ama aad tahay shaqaale aan ku qorneyn qorshaha caafimaadka ee Allianz, waxaad heli doontaa abaalmarinno qaab ahaan Qodobbada Dhexe ee Aqoonsiga.
Caafimaadka maskaxda
Caafimaadka dhimirka waa mudnaanta
Baro sida aan kaga taageerayno caafimaadkaaga dhimirka:
- Daawooyinka ka hortagga walaaca ee ku jira liiska Daawada ee ka hortagga KeyRx waxaa daboolay 100
- Caymiska ugu badan ee adeegyada caafimaadka dhimirka waxaa laga helay xafiiska ama bukaan socodka.
- Kuwa iska diiwaangeliya Kobacan ama heerka HDHPS ma bixinayaan wadaaga lacag bixinta caymiska kadib marka la buuxiyo lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo sanadlaha ah.
- Kuwa ka diiwaangashan qorshaha qorshaha caafimaadka Coupe waxay heli doonaan caymiska 100 oo aan la haleyn lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo ama wadaaga lacag bixinta
- Galida daryeelka caafimaadka dhimirka muuqaalka foogan ee laga helo Doctor on Demand Booqashada onleenka ah ayaa ku haboonaan caadi ahaan way ka kharash yar tahay booqashada shakhsi ahaanta.
- Booqashooyinka daawaynta goobta waxaa laga helaya True care ee xarunteena dhexe Minneapolis oo loogu talo galay shaqaalaha u qalma-faa'iidooyinka iyo ku tiirsanayaasha iyadda aan loo eegaynin haddii aad diiwaangashan tahay iyo haddii kale qorshaha caafimaadka.
- Learn to Live waa barnaamijka caafimaadka dhimirka onlaynka ee xawaaraha-iskaaga si ay uga caawiso adiga iyo xubnaha qoyska (jira 13+) maareynta waalacaa, walbahaarka bulshada, hurdo la'aanta ama isticmaalka maandooriyaha. Waa qarsoodi 100, kharashna ma ahan waaxana laga heli karaa onlaynka 24/7.
Ilaha taageerada
Taageerada si fudud u hel
Xubnaha qorshaha Blue Cross (Standard iyo Enhanced HDHP)
Wac adeega macmiilka Blue Cross: 1-855-545-2583
- Qorshaha guud ee ku saabsan su'aalaha caymiska
- Hubi sheegasho
Isniinta - Jimcaha, 7 subaxnimo ilaa 8 habeenimo CT
Raadi mareegteena
In kastoo boggan mareegta uu xooga saarayo shirkadaada iyo shaqalahaaga, bluecrossmn.com waxay u adeegta xubnaha oo dhan waxaana laga yaaba inaad jawaab ka hesho.
- Su'aalaha soo noqnoqda FAQs ee xubinimada
- Caawinta gelida xubin
- Baro wax ku saabsan daryeelka caafimaadka iyo caymiska
Visit bluecrossmn.com wixii dookhyo dheeri ah.
Xubnaha qorshaha Coupe
La xiriir Kooxda Health Valet:
- Telefoon: 1-833-749-1969
- Iimayl: HealthValet@CoupeHealth.com
Isniin - Jimco, 8 subaxnimo ilaa 8 galabnimo CT
La xiriir badroonigaaga
Waa inaad la soo xiriirta marka badroonigaaga marka hore haddii aad:
- Dooranayso caymis cusub oo aad qabto su'aalo
- Leedahay isbeddel noolaleed sida beddelida qoyskaaga ama shaqadaada
- U bahan tahay inaad beddesho magacaaga, ciwaanka, iwm.
Hufnaanta federaalka Caymiska sharciga wuxuu u baahan yahay kooxdeena qorshaha caafimaadka si shaaca looga qaado qiimaha iyo macluumaadka kharash-waagida ee qeybgalayaaha. Si aad u hoggaansanto, Allianz Life waxay soo dhigtay xiriir ku saabsan bogga Blue Cross Blue Shield Minnesota kaas oo bixiya helitaanka macluumaadka qiimaha iyada oo loo marayo faylalka mashiinka-lagu akhrin karo. Si aad wax badan u barato oo aad dib ugu eegto xiriiriyeyaasha booqo bogga faylasha mashiinka-akhrin.
Marka aad hesho daryeelka xaalada degdega ah ama uu ku daaweeyo bixiyaha aan ka qeyb aheyn shabakada ee ku jira shabkadda isbitaalka ama xarunta qaaliinka ambalasta, waxaa ku ilaalinaya "Xeerka aan kordhinayna Biilkat," bixinta Xeerka Qoondeynta Isku Dhaafka (CAA) 2021. Si aad wax badan uga barato ilaalinta kuu diyaar ah, fiiri bogga Blue Cross No Surprises Act.
Blue365® waa calaamad ka diiwaan gashan Ururka Blue Cross and Blue Shield Association, oo ah urur madax-banaan ee qorshooyinka Blue Cross iyo/ama Blue Shield.
Hinge Health waa shirkad madax-bannaan oo bixisa murqaha qalfoofta adeegyada daryeelka.
Learn to Live, Inc. waa shirkadda madaxbanaan oo bixisa qalabyo online ah iyo barnaamiyo loogu talo galay taageerada caafimaadka dabeecadda Learn to Live waa barnaamij wax barasho mana ahaan in loo tixgeliyo daawayn caafimaad.
Doctor On Demand® ee Included Health waa shirkadd madaxbanaan oo bixisa adeegyada caafimaadka tignoolajiyada
Blue Cross Blue Shield Global Core waa shikrad ku calameysan diiwaanka Blue Cross and Blue Shield Association,urur ka madax banaan qorshayaasha Blue Cross iyo/ama Blue Shield.