Ku soo dhawoow, Allianz Partners associates

Qorshaha caafimaadka ee Blue Cross iyo Blue Shield, waxaad ka heli doontaa caymiska adduunka oo dhan magaca aad ku kalsoon tahay.

qoyska

Booqo goobtan inta badan si aad u hesho macluumaadka muhiimka ah iyo warbixino ku saabsan qorshaha caafimaadka.

La bilow La Taliyaha Blue Care

Marka aad gasho mareegteena xubinta, waxaa lagu jiheyn doonaa Blue Care AdvisorSM kaas oo si aan kala go laheyn ugu xirmayso dhammaan faa'iidooyinkaagaa, sheegashooyinka, barnaamijyada iyo wax badan. Waaad heli doontaa macluumaad ku saleysan faa'iidooyinkaaga iyo taariikhda ay la socoto tallaabooyinka aad qaadi karto si aad kor ugu qaado caafimaadkaaga.

Gal mareegta xubin ama soo degso app-ka Blue Care Advisor si aad u bilowdo. 

Gal      Isdiiwaangeli 

BlueCard PPO - Adeeg bixiyaha Shabakaddaada

Shabakadda bixiyahaaga, BlueCard PPO, waxay la shaqeysaa takhaatiirta, isbitaallada iyo rugaha caafimaadka ee dalka oo dhan. Kaliya tus kaarkaaga aqoonsiga ee xubinta markasta oo aad daryeel hesho.

Haddii aad adeeg ka hesho bixiyaha aan ka qeyb aheyn shabakada waxaad weli heli doonaa xooga dhimista faa'iidooyinka caymiska ee qorshaheena HDHP. Ma yeelan doonid wax ah faa'iidooyinka caymiska ee aan ka aheyn daawaynta xaaladda degdega ah ee qorshaheena EPO.

Barnaamijka Farmashiye

Waxaad raadin kartaa KeyRx liiska daawada si aad u aragto dawooyinka dhakhtar qoray uu daboolayo qorshahaaga; dooro liiska the BCBSMN KeyRx Drug. Isticmaal qalabkeena Raadi Farmashiye si aad u hesho farmashiyaha shabakada kugu dhaw; dooro Shabakadda.

MedsYourWay - Tafaaqriida iyo Keenida Guuriga

MedsYourWay waxaa si toos ah uga heli kartaa qiimaha ugu hooseya ee warqadda daawada dhakhtar qoray. MedsYourWay waxay isbarbardhiga qimaha kaarka qiimo dhimista iyo faa'iidooyinka qorshaha caafimaadka farmashiye si lagugu keenayo qiimaha ugu hooseya adiga. Ma loo baahan kaarka qiimo dhimista, tus un kaargaaga aqoonsiga ee xubinta farmashiyaha shabakada ee aad doorbidayso. Qiimo walba oo aad bixiso rajeetooyinkaaga daboolay (isla bixinta, lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo, iyo/ama wadaaga lacag bixinta caymiska) waxay khuseysaa xadiga lacagta jeebka laga bixinayo. Haddii aad doorbidayso doorasho ku raali gelisa waxaad isticmaali karta barnaamijka MedsYourWay iyada oo loo marayo Amazon Home Delivery. Buuxinta daawooyinka la daboolayo ee la soo marayo Farmashiga Amazon ayaa waxaa lagugu keenaya gurigaaga lacag la'aan. Si aad u bilowdo isticmaalista barnaamiyada Keenida Marinta Guriga, booqo amazon.com/bluecrossmnMYW ama wac 1-855-206-2430.

1 Farmashiyaha Amazon ma bixiyo Jadwalka 2 dawooyinka la xakameeyey.
2 kaarka dhimista dawada ee MedsYourWay, ay maamusho Inside Rx LLC, maahan caymis. Adiga ayaa ka mas'uul ah kharashka daawada(ooyinka) dakhtarka qoray markaad isticmaalayso kaarka. Xaddidyo ayaa jiraan.
3 Celceliska kaydinta waxay ku salaysantahay isticmaalka iyo xogta Inside Rx marka la barbar dhigo qiimaha lacagta caddaanka ah; celceliska kaydku waa ilaa 80% dhammaan noocyada guud iyo 37% ee xulashada daawooyinka summada ah. Xaddidyo aya jiraan.
4 Haddii dawadaadu ay leedahay shuruudo aan la buuxin, kharashku kuma xisaabsanan karo xagga (ku-ururinta) xadiga lacagta jeebka laga bixinayo. Shuruudaha caadiga ah waxaa ka mid ah oggolaanshaha hore (PA) ee loo baahnaa, xadka tirada la dhaafiyay ama daawaynta tallabada loo baahan yahay

Daawooyinka gaarka ah

Daawooyinka gaarka ah ee loogu talo galay guud ahaan xanuunada darran ayaa kharash badan noqon waxayna u baahan yihiin taageero dheeraad ah. Haddii aad isticmaalayso warashada coupon, kaliya lacagta aad ka bixineyso jeebkaaga daawooyinka gaarka ah waxaaa loogu dabaqi doonaa xadiga lacagta jeebka laga bixinayo iyo/ama lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo/xadidaadaka. Wadaaga lacag bixinta xitaa waxay ka yar tahay haddii aad iska diiwaangeliso FlexAccess Program FlexAccess program waxaa loogu talo galay inuu ka caawiyo labadiina adiga iyo qorshahaaha u kaydinta lacagta daawooyinka khaska ee qaar adiga oo helaya kaalmada wadaaga lacag bixinta (coupons) marka daawada laga helayo warshadaha. Haddii aad qabto su'aalo walba oo ku saabsan barnaamijkan iyo sida la isaga diiwaangeliyo, fadlan wac adeegga macmiilka ee Blue Cross 1-855-545-2583.

Caafimaadka dhimirka waa mudnaanta

Ka baro hoos sida aan kaga taageerayno taageerayno caafimaadka dhimirka:

  • Daawooyinka heerka labaad ee ka hortagga niyad-jabka ayaa lagu daboolay 100%
  • Daboolista adeegyada caafimaadka dabeecadda bukaan-socodku way sii fidaysaa:
    • Kuwa iska diiwaan geliya qorshayaashayada la wanaajiyey iyo kuwa caadiga ah ma bixin doonaan wadaaga lacag bixinta caymiska ka dib markay la kulmaan lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo.
    • Kuwa iska diiwaan geliya qorshaha khidmada caymiska waxay yeelan doonaan 100% caymis, iyada oo aan wax laga jarin ama la bixinta caymiska ee lagaa rabo.

Hinge Health - Barnaamijka daaweynta caafimaadka jirka ee dhijitaalka ah

Hinge Health waxay isticmaashaa koox ay ka go'an tahay daryeelka caafimaadka ee guddiga tababarada caafimaadka ee la xaqiijiyey iyo dhakhtaatiirta jirka si loo bixiyo barnaamijka baxnaaninta jimicsiga kaas ooo lagu sameeyn karo ku haboonaanta gurigaaga. Barnaamijka wuxuu ku saleysan yahay app-ka iyo isticmaalka teknoolajiyadda si loola socdo hal mar guddiga qeybaha (oo ay ku jirto xubnaha yar) si loo bixiyo waqtiga dhabta ah ee muqaalka foogaan iyo jawaabta celinta inta aad qabaneyso jimicsiyada. Waxaa u dheer daawaynta kala goysyada iyo murruq xanuunka ka soo bilowdo madaxa ilaa suulka, Hinge Health waxay bixisa Barnaamijka Caafimaadka Misko Haweenka xanuunka miskaha, malawaadka, xakameynka kaadi heysta, xoojinta miskaha xiliga uurka, dhalmada kadib, caado joogsiga iyo wixii kadambeya. Haddii aad ka cabaneyso xanuun darran, iyo ka soo kabashada qaliin, wax ka qabashada dhawaac dhawaan, ama waxaad rabtaa inaad ka hortago xanuunka soo noqnoqda, Hinge waxay ku heysaa barnaamij adiga! Waxaa ugu wanaagsan, Hinge Health waxay ku helayaan kharash la'aan badrooniyaasha iyo ku tiirsanayaasha ka diiwaan qorshaheena caafimaadka Allianz Blue Cross Blue Shield. Si aad wax badan u barato oo aad u bilowdo, booqo hinge.health/allianz.

Doctor On Demand - daryeelka online-ka oo marwlaba la awoodi karo

Kula kulan fool ka fool online-ka dhakhtarka guddiga, dhakhtarka maskaxda ama cilmi nafsiga meel kasta oo aad joogto. Bixiyeyaasha waxa lagu heli karaa daqiiqado gudahood 24/7, 365 maalmo sanadkiiba casrigaaga, tablet-ka ama kombayutarka Wax badan ka baro Doctor On Demand.

Maareynta Hooyanimada - Taageerada ururka caafimaad qabka ah

The Maareynta Hooyanimada barnaamijka siiya waalidiinta taageerada fool-ka-foolka ah ee uu bixiyo tababaraaha caafimaadka hooyanimada xiliga uurka, isbitaalka iyo dhalmada kdib. Waxaad heli dontaa talo gaar ah, tallada khabiirka, hagida, iyo macluumaadka ku saabsan waalidnimada iyo daryeelka dhallaanka, u diyaargarowga imaanshaha cunugaaga, iyo faraxsanaanta iyo caafimaadka qabka kadib marka uu cunugaaga dhasho.

Waxaad sidoo kale xaq u yeelan doontaa inaad hesho abaalmarin lacag cadaan iyada oo la soo marsiinayo barnaamijka Allianz Partners Healthy Me wellness program.

Omada - Maareeynta caafimaadkaaga

Omada® waa barnaamij ka-hortag ah oo shakhsi ahaaneed oo bilaash ah waana barnaamijka maaraynta xanuunka macaanka oo loogu talagalay inuu kaa caawiyo inaad gaarto yoolalkaaga caafimaad.  Waxaad heli doontaa tababar u go'an caafimaadka iyo teknoolajiyadii ugu dambeysay si adiga laga taageero sameeynta isbeddeladii ugu dambeysay taas oo ku haboon noloshaada, hal tallaabo mar walba. Waxaan abuuri doonaa waddo gaar ah si ay kaaga caawiso inaad halkaas gaadho. Si aad ugu qeybqaadato Barnaamijka Ka hortagga, waa inaad halis ugu jirtaa inay kugu dhacdo wadne xanuunka/macaan ama in laga helo macaanka hordhaca ah. Si aad ugu qeybgasho Barnaamijka Maareynta Macaanka, waa in laga helo macaanka.

Waxaad heli doontaa, 24/7 gelid ammaan ah:

  Wadne xanuunka Omada iyo Barnaamijka Ka hortagga Macaanka Barnaamijka Maareynta Cudurka Macaanka ee Omada
Tababrista Tababar caafimaad oo Fool-ka-fool ee soconaya Tababaraha gaarka ah ee ka socda takhasuse la aqoonsan yahay
Aaladaha Qalabka soo dhawaynta oo wata qalab casri ah oo fiilo la'aan ah iyo qalabyada kale si aad ula socoto hormarkaaga Aalado isku xiran oo aad u baahan tahay inaad kala socoto sokortaada ee leh akhrinada jawaabta degdeg ah
Taageero Talooyinka nafaqada, fikradaha, iyo cuntooyinka Istarajiyadaha loogu talagalay maareynta ama dhimista surtagalka ah daawooyinka
Waxbarasho Isdhexgalka casharada toddoaadlaha ee nafaqada, jimcisga, hurada, ama walac Xawaraha-iskaada ee carashada onlaynka ah
Bulshada Bulshada Onlaynka ah ee Iskaaga Kooxaha faca onlaynka iskaaga iyo mowduucyada ku saleysan bulshooyinka
Barnaamij App-ka haboon ee On-the-go mobile Isticmaalka fudud ee mobile app convenience

 

Baro wax badan ka bilow maanta omadahealth.com/allianz

Daryeelka jinsiga

Blue Cross waxaa ka go'an inay taageerto xubnahayaga beddelka ah iyo xubnaha aan binary-ga ahayn iyo qoysaskooda. Waxaan bixinaa hagitaan ka yimid khabiiro si ay gacan uga geystaan ​​maaraynta daryeelka ee loo marayo caymiska. Haddii aad hayso wax su'aalo ah oo ku saabsan daryeelka la xidhiidha jinsiga, waxaanu kugu dhiirigelinaynaa inaad la xidhiidho la-taliyahayada Adeegyada Jinsiga, kaas oo laftiisa labeeb ah, 1-866-694- 9361 Waxaan halkaan u joognaa inaan ku dhageysanno, ka doodno oo aan ku siinno taageero kasta oo aad u baahan tahay.

Si aad wax badan u barato, fadlan booqoshabkada daryeelka jinsigaoo aragadeegyadayada jinsiga xubin warqad ah (PDF).

Barnaamijka Ootiisamka

Qoysaska uu saameeyay autism-ka, jiheynta daryeelka caafimaadka ayaa adkaan karaa. Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota waxay marin kuu siinaysaan xirfadlayaal shati u leh inay ku taageeraan inta lagu jiro daawaynta ilmahaaga. Iyada oo loo marayoBarnaamijka Ootiisamka (PDF)waxaa ku taageeri doona Guddi-Certified Behavioral Analyst (BCBA) Maareeyaha Kiis kaas oo u jiri doona inuu ku hago tallaabo kasta oo jidka ah. Wax badan ka barobluecrossmn.com/autismama wac Blue Cross Adeegga macmiilka 1-855-545-2583 oo weydii inaad la hadasho Maareyaha Kiiska Caafimaadka Dhaqanka .

COVID-19

Tallaada COVID-19 iyo bixintada waxay hoos tagi doonaa faa'iidooyinka daryeelka ka hortagga iyo waxaana dabooli doonaa 100% shabakadda. Wixii macluumaad dheeraad ah, booqo COVID-19 boggeena ilaha ama la xiriir adeegga macmiilka 1-855-545-2583

Faylasha Mahiintada-ay akhrin karto

Hufnaanta federaalka Caymiska sharciga wuxuu u baahan yahay kooxdeena qorshaha caafimaadka si shaaca looga qaado qiimaha iyo macluumaadka kharash-waagida ee qeybgalayaaha. Si aad ugu hogaansamto,Allianz Partners waxay soo dhigaysa link-ga bogga Blue Cross Blue Shield Minnesota kaas bixinaya macluumaadka qiimeynta iyada oo marayo Mashinka-Akhrin karaa Faylasha, sid wax badan ugu barato iyo dib u qiieynta link-yada fadlan booqo bogga Mashinka-Akhrin karaa Faylasha

Ogeysiisa ku saabsan ka ilaalinta bukaanadda kordhinta biilka aan la fileynin

Marka aad hesho daryeelka xaalada degdega ah ama uu ku daaweeyo bixiyaha aan ka qeyb aheyn shabakada ee ku jira shabkadda isbitaalka ama xarunta qaaliinka ambalasta, waxaa ku ilaalinaya "Xeerka aan kordhinayna Biilkat," bixinta Xeerka Qoondeynta Isku Dhaafka (CAA) 2021. Si aad wax badan uga barato ilaalinta aad heli karto, eeg bogga  Xeerka Aan kordhinayn Biilka ee Blue Cross

Su'aalo?

Wac Blue Cross adeegga macmiilka 1-855-545-2583 (Isniin - Jimce, 7 am - 8 galabnimo CT).