U hel daryeelka ugu fiican jilibka, sinta, laf dhabarta iyo qalliinnada kale
Blue Distinction® waa caalamada abaalmarin ee ay bixiyaan xarumaha caafimaadka ee Blue Cross iyo Blue Shield ee bixiya daryeelka caafimaadka qeybaha takhasuska soo soccda: Qaliinka miisaan dhimista (Iscaateynta), kansarka, Wadnaha, Batariga Wadnaha, Daryeelka Taranka, Daawaynta Hido Sidaha, Beddelista Jilibka iyo Siinta, Dhalmada, Qaliinka Laf Dhabarta iyo Daawaynta Waxlaha Maandooriya iyo Soo kabashada iyo Beerida xubnaha.
Booqo onlaynka si aad wax badan ugu barato oo hel Blue Distinction Center. Haddii aad rabto inaad isticmaasho Xarunta Blue Distinction oo aysan jirin mid kuu dhow, waxaa laga yaabaa in laguu soo celiyo kharashyada safarka qaarkood. Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan dheefahaaga, fadlan wac adeegga macmiilka 1-877-293-7037.