Fadlan la xiriir adiga oo wacaya adeegga macmiilka lambarka ku yaal dhabarkakaarka aqoonsiga ee xubintaee xubinta. Haddii aad heysanin kaarka aqoonsiga ee xubinta, fadlan wac 1-800-262-0823.
Waxaan fahamsanahay oggolaanshaha shaac ka qaadista macluumaadkan caafimaadka waa iskaa, waxaad diidi karaa inaan saxiixo oggolaanshaha.
Waxaan fahamsanahay, haddii shakhsiyaadka ama uruurada Aniga aan fasaxay ay helaan iyo/ama isticmaalo macluumaadka caafimaadka xadidan ee kor lagu sharraxay qorshayasha caafimaad, waxaa daboolay adeeg bixiyaasha daryeelka caafimaadka ama daryeel caafimaadka nadifiinta gurhaha waxaa lagula kacaya shaciyada asturnaanta macluumaadka caafimaadka, waxaa laga yabaa inay shaaci ka sii qaadan macluumaadka caafimaadka ee dhowran waxaana laga yaaba inay ilaalin doonin sharciyada asturnaanta macluumaadka caafimaadka ee federaalka.
Sii deyaha,kaabayaasha dhaqaale, la xiriira, shaqaalaha, saraakiiha, dhakhaatiirta waxay halkaan ku sii dayanayaan wixii masuuliyadda shagrciga masuuliyadda shaac ka qaadista macluumaadka ilaa xadka la muujiyey oo halkaan lagu fasaxay.