
La taliyaha Blue Cross Emily Back
Emily ayaa ka caawin kartaa inaad barato wax ku saabsan qorshayaasheena Qoyska Shakhsiga ama Medicare oo aad hesho mida kugu haboon.
Emily ayaa ka caawin kartaa inaad barato wax ku saabsan qorshayaasheena Qoyska Shakhsiga ama Medicare oo aad hesho mida kugu haboon.
Haddii aad qabto su'aalo, oo u baahan tahay hagitaan, ama aad diyaar u tahay inaad iiska qorto qorshaha Blue Cross ah, waxaan kula kulmi karnaa:
Emily waa khabiiradda Medicare oo leh in ka badan 15 sannnadood oo khibradda lashaqaynta dadka. Waxaa u dheer Medicare, waxay ka loo awoodda inay macaamisha kala taliso dhammaan aagagga caymiska caafimaadka oo ay ku jiraan qorshe-ytaasha qoyska iyo qofkaba.
Waxay ku raaxaysataa xiriirro samaynta, wax-kubaridda dadka soo-bandhigyo kooxeed iyo kulammmada fool ka foolka ah, waxayna gacan kaa siin doontaa dhammaan hababka ku-biiritaanka oo idil Emily waxay hubin doontaa inaad kalsooni ku dareento go'aan qaadashadaada, waxayna kaa caawin doontaa inaad waxtarrada ugu fiican hesho.
Shaqadeydu waa inaan fududeeyo hanaanka Medicare, hubi inaad fahamto caymiska caafimaadka iyo waxaan wada sameeyn doonaa dookkyada ugu haboon adiga."- Emily Back, La taliyaha Blue Cross
Waxaad ku ballansan kartaa telefoon, muqaal foogan ah ama ballanta shakhsi ahaaneed.
Haddii aad su'aalo qabto oo ku saabsan qorshaha hadda, fadlan wac lambarka ku qoran qeybta dambe ee kaarka caymiskaaga.
Baro wax ku saabsan qorshayaasha iyo iska diiwaangelinta Emily ee telefoonka ama muuqaalka foogaan.
Si toos ah ula kulan Emily si aad uga barato wax ku saabsan qorshayaasheena iyo helida caawinta iska diiwaangelinta goobta dookhaagu yahay - haddii ay tahay maqayada kuu dhaw, xarunta bulshada degaanka ama xafiiskeena.
Nagu soo biir lacag la'aan, waajibaad la'aan, shakhsi ahaan ama aqoon kororsiga si aad u barato wax ku saabsan Medicare iyo qorshayaasha laga heli karo ismaamulka aad ku nooshahay.
Baro wax kusaabsan:
Wixii ah hoyiyadda shakhsiyaadka qaba baahiyaha kulumada, wac: 1-877-647-4219, TTY 711.
S5743_091024_N01_M
Y0138_091024_ N01_M