
La taliyahaJake Lorentz ee Blue Cross
Jake ayaa ka caawin karaa inaad barato wax ku saabsan qorshayaasheena Qoyska Shakhsiga ama Medicare oo aad hesho mida kugu haboon.
Jake ayaa ka caawin karaa inaad barato wax ku saabsan qorshayaasheena Qoyska Shakhsiga ama Medicare oo aad hesho mida kugu haboon.
Haddii aad qabto su'aalo, oo u baahan tahay hagitaan, ama aad diyaar u tahay inaad iiska qorto qorshaha Blue Cross ah, waxaan kula kulmi karnaa:
Jake waa la taliye Medicare oo leh in ka badan 15 sano oo ah khibrada iibinta iyo adeega. Wuxuu ku soo bandhiga kulumada bulshada waxbarashada Medicare iyadda loo marayo metro wuxuuna noqon doonaa khabiir iyadda la marayo gabi ahaan hanaanka diiwaangelinta. Waxaad ku kalsoonnaan kartaa hagida Jake ee doorashooyinkaaga, sameeynta talooyinka waxayna ka caawin kartaa diiwaangelinta qorshaha inta badan micnaha ku sameeynaya.
Intaa waxaa u dheeqorshayaasha shakhsiga iyo qoyska Medicare, Jake ayaa sidoo kale ka caawin karaa talada dhammaan aagaga oo ay ku jirto caymiska caafimaadka. Waxaan kugula kulmi doonaa meesh aad ku qanacsan tahay, muuqaal foogaan ahaan, telefoon ama shakhsi ahaan. Rabitaankiisu waa fahamka iyo isku xirka dhammaan nolosha dadka.
"Ka aqoon yahan ahaan iyo shaqaale khirad u inay ka go'aan tahay inuu ka caawiyo inaad hesho caymiska kugu haboon, waxaan rajeynaya inaan kala shaqeyo inaan ka caawiyo jiheynta nidaamka caymiska caafimaadka ee leh kalsoonida."- Jake Lorentz, Blue Cross Advisor
Waxaad ku ballansan kartaa telefoon, muqaal foogan ah ama ballanta shakhsi ahaaneed.
Haddii aad su'aalo qabto oo ku saabsan qorshaha hadda, fadlan wac lambarka ku qoran qeybta dambe ee kaarka caymiskaaga.
Baro wax ku saabsan qorshayaasha iyo iska diiwaangelinta Jake ee telefoonka ama muuqaalka foogaan.
Si toos ah ula kulan Jake si aad uga barato wax ku saabsan qorshayaasheena iyo helida caawinta iska diiwaangelinta goobta dookhaagu yahay - haddii ay tahay maqayada kuu dhaw, xarunta bulshada degaanka ama xafiiskeena.
S5743_090825_G02_M
Y0138_090825_ G01_M