La kulan Revea

halkaan waxaad ka helaysa caawinta qorshaha kugu haboon adiga

Haddii aad qabto su'aalo, oo u baahan tahay hagitaan, ama aad diyaar u tahay inaad iiska qorto qorshaha Blue Cross ah, waxaan kula kulmi karnaa:

  • Wax ka ogow Medicare-ka Asalka ah, oo ay ku jiraan waxay samayso oo aysan daboolin iyo sida la isu diwaangeliyo
  • Ka hadal xulashooyinka ku habboon baahiyaha caafimaad-kaaga goonida iyo hab-nololeedkaada
  • Ku biir qorshaha saxda, waqtiga saxda, oo hel hagitaanka qorshaha mudda kadib
     

Ku saabsan Revea

Revea waa la taliyaha Blue Cross oo leh in ka badan 20 sano khibrada iibinta iyo adeega. Waxay isticmaashaa hannaan latalineed si ay u barato macaamiisheeda oo ay soo jeediso xalal ku salaysan baahiyaha iyo hab-nololeedka.

Waxay ku la fal gashaa bulshooyinka ay u adeegto dhacdooyinka iyo is-xilqaadnimo waxayna qaddarin sare ku heshaa waxbarashadeeda, waxaana fudud in lala socdo soo-bandhig-yadeeda Medicare.

Waxaan kaa caawin doonaa inaad fahamto hannaanka is diiwaangalinta iyo doorashooyinka, si aad ugu kalsoonaato inaad go'aan saxda ah qaadato. Waxaan halkaan joogi doonaa tallaabo walba iyo ilaha mustaqbalkaaga."
- Revea Baker, Blue Cross Advisor

La xiriir

La xiriir maanta la-taliyahaaga

Waxaad ku ballansan kartaa telefoon, muqaal foogan ah ama ballanta shakhsi ahaaneed. 

Haddii aad su'aalo qabto oo ku saabsan qorshaha hadda, fadlan wac lambarka ku qoran qeybta dambe ee kaarka caymiskaaga.

SVG

Samee ballan muuqaala ama taleefana ah.

Baro wax ku saabsan qorshayaasha iyo iska diiwaangelinta Revea ee telefoonka ama muuqaalka foogaan.

SVG

U qabso ballan si shaqsi ahaan ah.

Si toos ah ula kulan Revea si aad uga barato wax ku saabsan qorshayaasheena iyo helida caawinta iska diiwaangelinta goobta dookhaagu yahay - haddii ay tahay maqayada kuu dhaw, xarunta bulshada degaanka ama xafiiskeena.

Koox waayeel ah oo haya qalab dijitaal ah oona dhoola cadaynaya.

Isku diwaan-geli tababarka Medicare

Nagu soo biir lacag la'aan, waajibaad la'aan, shakhsi ahaan ama aqoon kororsiga si aad u barato wax ku saabsan Medicare iyo qorshayaasha laga heli karo ismaamulka aad ku nooshahay.

Baro wax kusaabsan:

  • Original Medicare - Part A iyo Part B, goorta iyo sida loo sameeysto, sida looga fogaado ganaaxyadda iyo waxaa Medicare sameeyso (waxaa aysan) daboolin.
  • Qorshayaasha Medicare Blue -Fahamka ikhtiyaarada qorshayaasha la helayo goobtaada, baro wax ku saabsan Part C, Part D iyo kaabayaasha aad dooran karto ee caymiska ugu wanaagsan adiga.

Wixii ah hoyiyadda shakhsiyaadka qaba baahiyaha kulumada, wac: 1-877-647-4219, TTY 711.

S5743_091024_N01_M
Y0138_091024_ N01_M