
Katie Myers La-taliyaha Blue Cross
Katie ayaa ka caawin kartaa inaad barato wax ku saabsan qorshayaasheena Qoyska Shakhsiga ama Medicare oo aad hesho mida kugu haboon.
Katie ayaa ka caawin kartaa inaad barato wax ku saabsan qorshayaasheena Qoyska Shakhsiga ama Medicare oo aad hesho mida kugu haboon.
Haddii aad qabto su'aalo, oo u baahan tahay hagitaan, ama aad diyaar u tahay inaad iiska qorto qorshaha Blue Cross ah, waxaan kula kulmi karnaa:
Katie waa la taliye Medicar oo leh in ka badan 15 sano khibrada iibinta. Rabitaankeed waa inay dadka caawiso jiheynta adag ee Medicare iyo u fududaynta hanaanka. Waxay aqoon sare u leedahay doorashooyinka qorshaha Medicare waxayna ka shaqaysa bulshada in la siiyo kulumada Waxbarashada ee Medicare.
Waxay sidoo kale bixisa kulmada shakhsiga ee macaamiiisha halkaas oo ay inta badan ku raaxaystaan, haddii tahay muuqaalka foogaan ahaan, telefoon ahaan ama shakhsi ahaan. Marka loo eego Medicare, waxay sidoo kale aqoon u leedahay doorashooyinka Caymiska Qoyska iyo Shakhsiga waxay xalal u heysa in la buuxiyo dhammaan baahiyadooda.
"Medicare waxay noqon mid aad u culus, laakiin ma ahan inay noqoto sidaa. Waxaan halkaan u jooga inaan ku hago oo aan noqdo ilahaaga loo marayo hanaanka. Waxaan si wada jr ah ku xaqiijin doona inaad ku raxaysto qorshaha kugu wadaangsan.- Katie Myers, La-taliyaha Blue Cross
Waxaad ku ballansan kartaa telefoon, muqaal foogan ah ama ballanta shakhsi ahaaneed.
Haddii aad su'aalo qabto oo ku saabsan qorshaha hadda, fadlan wac lambarka ku qoran qeybta dambe ee kaarka caymiskaaga.
Baro wax ku saabsan qorshayaasha iyo iska diiwaangelinta Katie ee telefoonka ama muuqaalka foogaan.
Si toos ah ula kulan Katie si aad uga barato wax ku saabsan qorshayaasheena iyo helida caawinta iska diiwaangelinta goobta dookhaagu yahay - haddii ay tahay maqayada kuu dhaw, xarunta bulshada degaanka ama xafiiskeena.
Nagu soo biir lacag la'aan, waajibaad la'aan, shakhsi ahaan ama aqoon kororsiga si aad u barato wax ku saabsan Medicare iyo qorshayaasha laga heli karo ismaamulka aad ku nooshahay.
Baro wax kusaabsan:
Wixii ah hoyiyadda shakhsiyaadka qaba baahiyaha kulumada, wac: 1-877-647-4219, TTY 711.
S5743_091024_N01_M
Y0138_091024_ N01_M