La kulan Sandra

halkaan waxaad ka helaysa caawinta qorshaha kugu haboon adiga

Haddii aad qabto su'aalo, oo u baahan tahay hagitaan, ama aad diyaar u tahay inaad iiska qorto qorshaha Blue Cross ah, waxaan kula kulmi karnaa:

  • Wax ka ogow Medicare-ka Asalka ah, oo ay ku jiraan waxay samayso oo aysan daboolin iyo sida la isu diwaangeliyo
  • Ka hadal xulashooyinka ku habboon baahiyaha caafimaad-kaaga goonida iyo hab-nololeedkaada
  • Ku biir qorshaha saxda, waqtiga saxda, oo hel hagitaanka qorshaha mudda kadib
     

Ku saabsan Sandra

Sandra waa la taliyaha qorshaha caafimaadka ee la beeray ee Blue Cross oo leh in ka badan 19 sano oo ibin ah iyo waayo aragnimada adeegga. Waxay isticmaasha nidaamka xisaabta, la tashadka sida darteed waxay fahamta baahiyaha macaamiisheeda si loo hubiyo ilaalinka ugu wanaagsan.

Sandra waxay dhigi doonta hanaanka adag mid u muuqdo fudud, oo cad. Dabacsananteed waxay u oggolaanaysa si ay kulanto goobaha kooxda, shakhsi ahaan, muuqaalka foogaan ahaan, ama telefoon ahaan. Sida la taliye lagu kalsoon yahay, Sandra waxay awooddi doontaa inay ku hagto hanaanka oo dhan laga bilaabo fahamka dookhyada qorshaha, ilaa diiwaangelinta qorshaha saxda ah.

Si wadajir ah waxaan u samayn doonaa go'aan muhiim ah oo leh cadayn iyo kalsoonaan, si aad u hesho nabad maskaxeed. Taliyahaaga ahaan, waxaan u isticmaali doonaa khibradeyda baahiyahaaga si aan u wado inaan halkaan uga ololeeyo Blue Cross."
- Sandra Ramirez, La-taliyaha Blue Cross

La xiriir

La xiriir maanta la-taliyahaaga

Waxaad ku ballansan kartaa telefoon, muqaal foogan ah ama ballanta shakhsi ahaaneed. 

Haddii aad su'aalo qabto oo ku saabsan qorshaha hadda, fadlan wac lambarka ku qoran qeybta dambe ee kaarka caymiskaaga.

SVG

Samee ballan muuqaala ama taleefana ah.

Baro wax ku saabsan qorshayaasha iyo iska diiwaangelinta Sandra ee telefoonka ama muuqaalka foogaan. 

SVG

U qabso ballan si shaqsi ahaan ah.

Si toos ah ula kulan Sandra si aad uga barato wax ku saabsan qorshayaasheena iyo helida caawinta iska diiwaangelinta goobta dookhaagu yahay - haddii ay tahay maqayada kuu dhaw, xarunta bulshada degaanka ama xafiiskeena.

Koox waayeel ah oo haya qalab dijitaal ah oona dhoola cadaynaya.

Isku diwaan-geli tababarka Medicare

Nagu soo biir lacag la'aan, waajibaad la'aan, shakhsi ahaan ama aqoon kororsiga si aad u barato wax ku saabsan Medicare iyo qorshayaasha laga heli karo ismaamulka aad ku nooshahay.

Baro wax kusaabsan:

  • Original Medicare - Part A iyo Part B, goorta iyo sida loo sameeysto, sida looga fogaado ganaaxyadda iyo waxaa Medicare sameeyso (waxaa aysan) daboolin.
  • Qorshayaasha Medicare Blue -Fahamka ikhtiyaarada qorshayaasha la helayo goobtaada, baro wax ku saabsan Part C, Part D iyo kaabayaasha aad dooran karto ee caymiska ugu wanaagsan adiga.

Wixii ah hoyiyadda shakhsiyaadka qaba baahiyaha kulumada, wac: 1-877-647-4219, TTY 711.

S5743_091024_N01_M
Y0138_091024_ N01_M