
La taliyaha Blue Cross Brendan Flynn
Brendan ayaa ka caawin karaa inaad barato wax ku saabsan qorshayaasheena Qoyska & Shakhsiga ama Medicare oo aad hesho mida kugu haboon.
Brendan ayaa ka caawin karaa inaad barato wax ku saabsan qorshayaasheena Qoyska & Shakhsiga ama Medicare oo aad hesho mida kugu haboon.
Haddii aad qabto su'aalo, oo u baahan tahay hagitaan, ama aad diyaar u tahay inaad iiska qorto qorshaha Blue Cross ah, waxaan kula kulmi karnaa:
Brendan waa la taliyaha Medicare kaas oo sano badan ku bixiyey ka shaqaynta qorshaha caafimadka Northwest Minnesota. Wuxuu ku fiican yahay xalalka gaar ah ee wax ka qabta baahiyadaha daryeelka caafimaadka shakhsigaa ah iyo macmiilka gaarka ah.
"Sida la taliye lagu kalsoon yahay, waxaan awooddi doonaan inaan ugu hago hanaanka oo dhan, laga bilaabo fahmida doorashooyinka qorshaha iska diiwaangelinta qorshe kugu haboon adiga.- Brendan Flynn, La-taliyaha Blue Cross
|
|
Waxaad ku ballansan kartaa telefoon, muqaal foogan ah ama ballanta shakhsi ahaaneed.
Haddii aad su'aalo qabto oo ku saabsan qorshaha hadda, fadlan wac lambarka ku qoran qeybta dambe ee kaarka caymiskaaga.
Baro wax ku saabsan qorshayaasah iyo sida la isaga diiwaangeliyo Brendan telefoonka ama muuqaalka foogan.
Toos ula kulan Bredan si aad u barato wax ku saabsan qorshayaasheena oo hel caawinta iska diiwaanelinta goobta dookhaaga ah - haddii ay tahay maqayad ku dhaw, xarunta bulshada ee deegaanka ama xafiisyadeena.
S5743_090825_G02_M
Y0138_090825_ G01_M