Helista iyo bixinta daryeel caafimaad oo guri ah
Haddii adiga ama ehelkaagu ay ku jiraan Medicare, waxaad isweydiin kartaa haddii Medicare Part A ay bixiso daryeelka caafimaadka ee guriga.
Hadday saas tahay, waa kuwee adeegyada daboolan? Hadday saas ahayn,qorshaha Medicare ee Blue Cross gacan ma ka geysanayaa qarashyada daryeelka caafimaadka ee jeebka-ka-baxaaya?