Farmashiistaha gacanta ku haya santuuqa dawada waayeelka.

Waxtarka gunnada ee Darka-dushiisa

Waxaan naga go'an inaan kaa caawinno sidii aad hab-nololeed fayoobi leh ugu noolaan lahayd oo aad tayada noloshaada u kordhin lahayd.

Ku bilow akoontiga faa'iidada ee loogu talo galay xubnahaOTC ee Medicare Advantage Freedom BlueSM

Ku bilow akoontiga faa'iidada OTC ee loogu talo galay xubnaha ee Medicare Advantage, Group Medicare Advantage, Platinum BlueSM and Group Platinum Blue members

Faafaahinada faa'iidada

Tafatirka waxtarka Darka-Dushiisa (OTC)

Faa'iidadan waxay ku siin doontaa gunno sadex bille ah si aad u dalbato daawooyinka uu dhakhtarka qorin iyo walxaha la xiriira-caafimaadka. Daawooyinka (OTC) waa daawooyin la aaminsan yahay inay ku jiraan safka hore ee difaaca daaweynta xanuunada fudud, waxay yareynayaan booqashooyinka dhakhtarka iyo waxayna kuu badbaadinaysa lacag.

Waxtarkaan OTC waxaa laga helayaa qorshe-yaasha soo socda ee Blue Shield ee Medicare-ka Minnesota:

  • Medicare Advantage (PPO)
  • Group Medicare Advantage (PPO)
  • Platinum Blue (Cost)
  • Group Platinum Blue (Cost)

Ma jirto lacag caymis oo dheeri ah oo lagu dallacaayo kuwa haysta waxtarka OTC oo uu ku jiro qorshaha caafimaad-kooda. Waxtarradaan OTC ee lagu daray qorshe ahaan way ka la duwanaan doonaan, haddaba hubi inaad u dul marto Caddaynta Daboolitaan-kaaga (EOC) daboolitaanka waxtarka iyo tafatirrada muhimka. Waxad ka heli kartaa EOC ee bogga caymiska kadib gal akoontigaaga xubin

Ilaha waxtarka

Wixii ah Medicare Advantage, Group Medicare Advantage, Platinum Blue iyo xubnaha Group Platinum Blue

Abuur akoontiga OTC

Hel tilmaamaha faahfaahsan ee ku saabsan sida loo sameeyo akoontiga OTC onlaynka.

Catalog

Qodobbada u-qalmashadu waxay diyaar u yihiin sidii aad u eegi lahayd ee aad ugu dooran lahayd xisaabtaada. You can also view offered items in the over-the-counter item catalog.

FAQs

Waxaad u heshaa jawaabo su'aalaha aalaa la isku weyddiiyo ee ku saabsan waxtarkaaga OTC FAQ-yaga.

Caawi oo kaalmee

Haddii aad u baahantahay caawinta ama aad qabto su'aalo ku saabsan faa'iidada OTC, waxaad wici kartaa OTC Health Solutions:

1-888-628-2770 (TTY: 711)
8 a.m. ilaa 10 p.m. Waqtiga Bartamaha
Isniin ilaa Jimce

Xubnaha Medicare Advantage Freedom Blue

Diiwaan-gelinta iyo dalabka

Hel tilmaamo faahfaahsan oo ku saabsan sida loo galo loona socdo Xarunta Faa'iidooyinkayga OTC, sida loo dukaameysto onlaynka, iyo sida loo maareeyo kaarkaaga Visa ee Xarunta Faa'iidooyinkayga.

Catalog

Raadi ka qeybaglista tafaariiqada ka dukaamaysiga dukaanka kugu dhaw You can also view offered items in the over-the-counter item catalog.

FAQs

Waxaad u heshaa jawaabo su'aalaha aalaa la isku weyddiiyo ee ku saabsan waxtarkaaga OTC FAQ-yaga.

Caawi oo kaalmee

Haddii aad u baahantahay caawinta ama aad qabto su'aalo ku saabsan faa'iidada OTC, waxaad wici kartaa OTC Health Solutions:

1-888-628-2770 (TTY: 711)
8 a.m. ilaa 10 p.m. Waqtiga Bartamaha
Isniin ilaa Jimce

Faa'iidooyin kale

Faa'iidooyin kale Medicare ah oo laga yaabo inaad xiiseyneyso

Dhakhtarka oo hagaajinaya qalabka caawinta maqalka ee qofka waaweyn.

Faa'idada kaalmada maqalka

Faa'iidada kaalmada maqalka iyada oo marao Truhearing waxaad heli kartaa baaritaanka maqalka $0 wadaaga lacag bixinta iyo ilaa labo nooca tayada-sare ee TruHearing kaalmooyinka maqalada sanadkiiyada ee jabjabka qiimaha tafaariiqda. 

Koox waayeel ah oo jimicsi sameynaya.

SilverSneakers

SilverSneakers® waa barnaamij caafimaad iyo jimicsi oo loogu talagalay dadka waaweyn 65+ kaas oo ku jira qorsheyaasha caafimaadka ee Medicare (Blue Cross Medicare Advantage, Platinum BlueSM, Senior GoldSM iyo qorsheyaasha kale ee Medicare Supplement iyo SecureBlueSM). Waxay bixisaa fursad ay ku helaan goobaha jimicsiga, fursado korriin dhimirka iyo waxyaabo kale. 

Farmashiyaha CVS, Inc. d/b/a OTC Health Solutions. waa shirkad madax-bannaan oo bixinaysa adeegyo agaasimeedka waxtarka kaabaha OTC.

MyBenefitsCenter.com waxay ka timid Incomm, waa shirkadd madax banaan oo siisa OTC sahday iyo adeegyadda.

TruHearing® waa summad ka diiwaan gashan TruHearing, Inc., shirkad madax-banaan oo la shaqeysa qorshayaasha caafimaadka si ay u bixiso qiimo hoose kharashaadka jeebka ka baxsan ee la soo celin ee qalabka gargaarka maqalka.

SilverSneakers® astaan-ganacsiyeedka ka diiwaan gashan eeTivity Health, Inc., waana shirkad madax-bannaan oo bixisa barnaamijyo caafimaad iyo jirdhisid.

S5743_091024_N01_M
Y0138_091024_N01_M