ku soo dhawoowaada Blue cross

Mareegta xubintaada ayaa kuu ogolaanaysa inaad aragto sheegashooyinka, lacagaha laga jarayo iyo qiimayaasha ugu weeyn. Hel dhakhtarka shabakada, hel caawinta doorshada daryeelka, ka faa'iidayso caafimaadka iyo barnaamijyada fayo-qabka, hel kararka aqoonsiga iyo wax badan.

Qoys seddex ruux ah oo ey la joogo

La bilow La Taliyaha Blue Care

Marka aad gasho websaydkeena xubin, waxaa lagu hagaajin doonaa La taliyaha Blue CareSM. Waxay kaa caawinaysaa inaad si sahlan ugu xiranto dhamaan dheefahaaga, magdhowyadaada, barnaamijyadaada iyo in ka badan. Waaad heli doontaa macluumaad ku saleysan faa'iidooyinkaaga iyo taariikhda ay la socoto tallaabooyinka aad qaadi karto si aad kor ugu qaado caafimaadkaaga.

Gal mareegta xubin ama soo degso app-ka si aad u bilowdo. 

Gal      Isdiiwaangeli 

Ka faa'iidayso barnaamijyada aad heli karto

Daryeel caafimaad oo khadka tooska ah oo uu la socdo Doctor On Demand

La kulan fool ka fool dhakhtarka shahaadada haysta guddiga ama bixiyaha caafimaadka dhimirka onlayn, guriga ama shaqada, ama xataa fasaxa. On-demand medical care is available 24/7. Mental health appointments are available from 7 a.m. - 10 p.m., seven days a week. Waxaad isticmaali kartaa abka 24/7 si aad ballan u qabsato. Hadda arag dhakhtar

Taageerada caafimaadka

Faa'iidooyinkaaga waxaa ku jira barnaamijyo iyo adeegyo loogu talagalay in lagu ilaaliyo caafimaadka oo kaa caawiya inaad lacag kaydsato.

  • Teladoc Health (Horaan la oran jiray Livongo) -Barnaamijka maaraynta sonkorowga oo ay ku jiraan mitirka gulukooska, lancets iyo strips test. Waxay sidoo kale bixisaa adeegyadda sonkorowga-hore, dhiig karka sare iyo maareynta cayilka. Booqo onlaynka adoo isticmaalaya koodhka shirkadda SCHWANS ama wac 1-800-945-4355 si aad wax badan u barato. 
  • Faa'iidooyinka lagu daray kuwa leh caymiska ee ku jira qorshaha KKC ee rajeetooyinka qaar & adeegyadda aafimaadka si loo maareyo xaaladdaha qaar. 
  • Taageerada Joojinta Tubaakada - Wac "jooji tababaraha"si bilaash 1-888-662-BLUE (2583) si aad u laado dhaqanka wanaagsan.
  • Taageerada dhalmada ka hor ee maaraynta hooyada - Taageerada telefoonka bilaashka ah si loo hubiyo dhalmo caafimaad qabta
  • LifeMatters - La-talin qarsoodi ah si looga caawiyo welwelka , walaaca, niyad-jabka, murugada iyo luminta. Booqo onlaynka adoo isticmaalaya fure sireedka ee shirkadda SFC1 ama wac 1-855-887-3255 si aad wax dheeraad ah uga barato. 
  • Daryeelka Kahortagga ah - raadso macluumaadka tilmaamaha daryeelka ka hortagga iyo su'aalaha kale ee inta badan la is weydiiyo
  • Barnaamijka daawada gaarka ah - Ku badbaadi wakhti iyo lacag dawooyinka khaaska ah ee xaaladaha socda
  • Sword Health -Barnaamijka daawaynta jirka ah ee casriga ah ee kala goysyadda, dhabarka, murqo xanuunka, kuwaas oo aad ku sameeyn karto guriga - ama meel walba.
  • Bloom - Xaalka Caafimaadka Sinta Dhijitaalka ah ee dumarka ee heerarka nolosha oo dhan ee ku jiraan uurka, dhalmada kadib, caado joogsiga.

Blue Distinction Specialty Care - raadso daryeelka ugu fiican ee jilibka, sinta, lafdhabarta iyo qalliinnada kale

Blue Distinction® waa caalamada abaalmarin ee ay bixiyaan xarumaha caafimaadka ee Blue Cross iyo Blue Shield ee bixiya daryeelka caafimaadka qeybaha takhasuska soo soccda: Qaliinka miisaan dhimista (Iscaateynta), kansarka, Wadnaha, Batariga Wadnaha, Daryeelka Taranka, Daawaynta Hido Sidaha, Beddelista Jilibka iyo Siinta, Dhalmada, Qaliinka Laf Dhabarta iyo Daawaynta Waxlaha Maandooriya iyo Soo kabashada iyo Beerida xubnaha.

Booqo onlayn si aad wax badan uga barato oo aad u hesho Xarunta Blue Distinction Center . Haddii aad rabto inaad isticmaasho Xarunta Blue Distinction oo aysan jirin mid kuu dhow, waxaa laga yaabaa in laguu soo celiyo kharashyada safarka qaarkood. Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan dheefahaaga, fadlan wac adeegga macmiilka 1-877-293-7037.

Faylasha Mahiintada-ay akhrin karto

Hufnaanta federaalka Caymiska sharciga wuxuu u baahan yahay kooxdeena qorshaha caafimaadka si shaaca looga qaado qiimaha iyo macluumaadka kharash-waagida ee qeybgalayaaha. Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota waxay abuuraan oo ay daabacan mashiinada-akhrin kara faylaha oo leh qiimeynta macluumaadkan iyaga oo wakiil ka ah Schwan. Fadlan booqo booga mashiinka akrin kara faylasha wixii macluumaad dheeraad ah. 

Gal Xubin

Arag caymiska, sheegashooyinka, macluumaadka koontada iyo waxbadan.

Hel Takhtar

Raadi dhakhtariin, isbitaalo iyo rugyo caafimaad. Xulo shabakada National BlueCard PPO  ilaa aad ku nooshahay aagagan mooyee:

  • Florida: Dooro shabakadda Network Blue
  • Georgia: Xulo shabakadda  Blue Open Access POS 
  • Wisconsin: Xulo shabakada  Blue Open Access POS 
  • Magaalada Kansas, Missouri: Xulo shabakada  shabakaddaDaryeelka Blue ee la door biday

BAADH

App-ka La taliyaha Blue Care

Astaanta App-ka La taliyaha Blue Care

Ku xiran dhammaan faa'iidooyinkaaga, sheegashooyinkaaga, barnaamijyaddaada abaalmarinadaada iyo wax kaloo badan. Oo hel tallooyinka gaarka ah si aad kor ugu qaado caafimaadkaaga. 

La Taliyaha loogu talo galay app-ka Blue Care ee Android

La Taliyaha loogu talo galay app-ka Blue Care ee iOS