Sidee sheega-shooyinka Medicare loo bixiyaa?
Baro sida ay sheegashooyinkaagu u bixinayaan Medicare bixiyayaasha aasaasiga ah iyo kuwa labaad.
Baro sida ay sheegashooyinkaagu u bixinayaan Medicare bixiyayaasha aasaasiga ah iyo kuwa labaad.
Bixiyaalka daryeelka caafimaadka, barnaamijka Medicare iyo shirkadaha caymisku wadajir bay u shaqeeyaan si loo hubiyo in sheega-shooyin-kaaga Medicare si saxan loo bixiyay.
Xaalado badan baa saameeya sida sheega-shooyin-kaaga Medicare loo bixiyo sida magdhawga shaqaalaha, waxtarrada askar-hore, COBRA, caymiska caafimaadka kooxda ama qorsheyaal kaabeedka Medicare.
Baro sida uu ugu shaqeeyo buug-yarha xukuumadda ee rasmiga.
Sida Medicare-kaaga lacagaha sheegashada loo bixinayo waxay kaloo ku xiran tahay inuu yahay Medicare-kii Asalka iyo in kale ama haddii aad ku biirtay qorshaha kaabaha Medicare. Jaantuskaan wuxuu muujinayaa dhinaca bixinaaya qarashyada Medicare Part A iyo Part B:
Qorshaha Medicare | Yaa bixinaya* |
---|---|
ORIGINAL MEDICARE Daboolitaanka xukuumadda federaalka | |
Medicare Part A: Dabooshaa gelitaanka isbitaalka |
|
Medicare Part B: Wuxuu daboolaa booqa-shooyinka takhtarka, daryeelka bukaanka bannaanka iyo baaritaanada |
|
QORSHE-YAASHA LAGA HELO DABOOLITAAN MEDICARE OO DHEERI AH Waxaad daboolitaan khiyaari ah ka soo gadan kartaa caymis gaar loo leeyahay si aad gacan ugu hesho lacag-bixinta wixii Medicare-kii uusan daboolin | |
Qorshaha Kaabista (Medigap) ee Medicare: Caymiska gaarka loo leeyahay wuxuu bixiyaa qarashyada Part A iyo Part B aysan daboolin |
|
Qorshaha Medicare Cost Caymiska gaarka loo leeyahay waxaa qandaraas siiya Medicare si uu u bixiyo waxtarrada Part B (iyo marmar Part D) |
|
Qorshaha Part D ee Medicare Caymiska gaarka loo leeyahay wuxuu la qandaraasaa Medicare si uu u daboolo waxtarrada daawada. Medicare ma daboolo daawooyinka takhtarku qoro ee Part D. |
|
Qorshaha Medicare Advantage (Part C); Caymiska gaarka loo leeyahay wuxuu la qandaraasaa Medicare si uu u bixiyo waxtarrada Part A, Part B iyo Part D |
|
*Adeegyada u-qalanka ee ay Medicare dabooshay ama qorshaha caafimaadka
Haddii aad tahay xubin ka tirsan Blue Cross Medicare, gali ama samee xisaab si aad u hubiso xaaladda sheegashadaada.
Medicare iyo caynsana-yaashu waxay ka wada shaqeeyaan lacag-bixinta sheega-shooyinka. Laakiin sida ay u shaqayso waxay ku xiran tahay jaadka qorshaha aad haysato.
Xusuusnow haddii aad isticmaasho takhtar ku jira xayndaabka qorshahaaga, takhtarka ayaa waxa laguu sheeganaayo kuu gudbinaaya. Haddii aad isticmaasho takhtar xayndaabka bannaanka ka ah, waxaad u baahan doontaa inaad wax laguu sheeganayo adigu gudbiso.
S5743_091024_N01_M
Y0138_091024_ N01_M