Xubnaha Town Hall oo Kaliya
Isku diiwaangeli hoolka magaaladda oo uu martigelinaayo La taliyahaaga Blue Cross.
Wac 1-800-961-4759 ama (651) 662-6111, TTY 711
Isniinta ilaa Jimcaha 8 subax ilaa 5 galabnimo, Wakhtiga dhexe. Booska waa Cayiman yahay.
Isku diiwaangeli hoolka magaaladda oo uu martigelinaayo La taliyahaaga Blue Cross.
Wac 1-800-961-4759 ama (651) 662-6111, TTY 711
Isniinta ilaa Jimcaha 8 subax ilaa 5 galabnimo, Wakhtiga dhexe. Booska waa Cayiman yahay.
Haddii aad ku faraxsan tahay qorshahaaga - oo ay ku jirto 2026 isbedel walba - ma baahnd inaad qaadato wax tallaabo ah. Waxaad si toos ah laguugu diiwaangelin doonaa isla qorshahaaga. Haddii aad qabto wax su'aal ah ama aad rabto inaad barato wax ku saabsan dookhyada qorshaha kale, hoolka magaaladda adiga ayaa laguugu talagalay.
Waxaan eegi doonaa isbeddelada Blue Cross qorshayaasha Medicare, oo ay ku jiro isbeddelada lacagaha caymiska iyo faa'iidooyinka. isbeddelaada waxay dhaqagan galayaan Jaanyo 1, 2026.
Qorshaha macluumaadka ee loogu talo galay 2026 qorshaha sanadka waxaa la helaya Oktoober 1, 2025.
Qorshayaasha waxaa laga helaya ismaamuladan: Anoka, Carver, Chisago, Dakota, Hennepin, Isanti, Ramsey, Scott, Sherburne, Washington iyo Wright.
Qorshayaasha waxaa laga helaya ismaamuladan: Blue Earth, Dodge, Fairbault, Fillmore, Freeborn, Houston, Martin, Mower, Nicollet, Olmstead, Steele, Wabasha, Waseca, Watonwan iyo Winona.
Qorshayaasha waxaa laga helaya ismaamuladan: Aitkin, Carlton, Cook, Goodhue, Itasca, Kanabec, Koochiching, Lake, Le Sueue, McLeod, Meeker, Mille Lacs, Pine, Pipestone, Rice, Rock, Sibley, St. Louis, Stevens, Traverse iyo Yellow Medicine.
Qorshaha laga helayo ismaamulada Minnesota oo dhan.
Qorshayaasha waxaa laga helaya ismaamuladan: Becker, Beltrami, Benton, Big Stone, Brown, Cass, Chippewa, Clay, Clearwater, Cottonwood, Crow Wing, Douglas, Grant, Hubbard, Jackson, Kandiyohi, Kittson, Lac Qui Parle, Lake of the Woods, Lincoln, Lyon, Mahnomen, Marsha.
Qorshaha waxaa laga helaya ismaamuladan: Anoka, Becker, Beltrami, Benton, Big Stone, Blue Earth, Brown, Carver, Cass, Chippewa, Chisago, Clay, Clearwater, Cottonwood, Crow Wing, Dakota, Dodge, Douglas, Faribault, Fillmore, Freeborn, Grant, Hennepin, Houston, Hub.
Ismaamulada Minnesota oo dhan ayaa laga helaya qorshayaasha.
Kulan walba waxaa marti gelinaaya mid ka mida la taliyaasheena khibrada leh ee Blue Croos. La taliye aqoon leh ee aagaaga ayaa ka caawin karaa inaad barato wax ku saabsan qorshayaasha Medicare oo hel mid kugu haboon adiga. Haddii aad su'aalo qabto, hagitaan u baahantahay ama diyaar u tahay inaad ku biirto qorshaha, la taliyahaaga ayaa kula kulmaysa.
Wac 1-800-961-4759 ama 651-662-6111 (TTY 711)
8 a.m. ilaa 8 p.m. Waqtiga Bartamaha, maalin walba
Qorshayaasha Medicare ee Caymiska Shakhsiga Town halla Blue Cross waxay bixisaa qorshayaasha PPO, Qiimaha iyo PDP ee qandaraasyada Medicare. Ku-biiritaanka qorsha-yaashaan waxay ku xiran tahay cusboonaysiinta qandaraaska. Qorshayaasha ayaa diyaar u ah dadka deggan aagga adeegga. Qofka iibiyaasha ayaa kuu soo bandhigi doonaa macluumaadka iyo codsiyada. Wixii ah hoyada shakhsiyada qaba baahiyaha gaarka ah, wac 1-800-961-4759 or (651) 662-6111 (TTY 711) Isniinta ilaa jimcaha, 8 a.m. to 5 p.m. Waqtiga Dhexe.
Blue Cross® iyo Blue Shield® ee Minnesota iyo Blue Plus® waa ruqsad madaxbannaan oo aan aheyn faa'iido doon Blue Cross iyo Blue Shield Association ah.
S5743_091024_N01_M
Y0138_091024_N01_M