Waa maxay lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo?
Baro Lacag bixinta caymiska ee lagaa rabi karo iyo sida loola socon karo.
Baro Lacag bixinta caymiska ee lagaa rabi karo iyo sida loola socon karo.
Inta badan qorshayaasha caafimaadka waxay leeyihiin lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo, laakiin qaddarku wuu ku kala duwanaan karaa qorshe ilaa kan xiga. Qorshaha leh lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo ee sare inta waxay hoos u dhigtaa khidmada caymiska. Qorshayaasha lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo oogu hooseso waxay guud ahaan leeyihiin khidmada caymiska oo bishii ah.
Baro ku saabsan khdimooyinka caymiska
Qaddarka Lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo sidoo kale wuu kala duwanaan karaa iyadoo ku xiran meesha aad ka hesho daryeelka caafimaadka. Qorshayaasha qaarkood waxay leeyihiin kharashyo kala duwan oo laga jari karo daryeelka aad ka hesho meel ka baxsan shabakadda. Caadi ahaan, waxaad bixinaysaa lacag yar marka aad daryeel ka hesho dhakhtar ku jira shabakaddaada.*
Ogow sida lacagaha caymiska laga rabo ay u shaqeeyaan kharashaadka kale ee daryeelka caafimaadka, iyo baro sida iyo qofka aad u bixinayso kharashaadka daryeelka caafimaadka.
Qorshaha caafimaadka waxa uu la socdaa inta aad ku bixisay lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo. Markasta oo aad daryeel hesho, qorshaha haagu wuxuu kuu soo diraa sharraxidda faa'iidooyinka (SHDH).
EOB waxay tusinaysaa inta kharashku khuseeyo lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo.
Tani waa macluumaad guud oo ku saabsan sida ay u shaqeyso faa'iidooyinka. Dib u eeg Faa'iidooyinka Koobaan iyo Caymiska iyo buuga faa''iidada qorshaha caafimaadka wixii macluumaad ah oo ku saabsan sida u shaqeeynayo qorshahaaga.
*Adiga ayay ku xiran tahay marwalba inaad hubiso haddii aadeg bixiyahaaga ku jira shabakadda qorshaha caafimaadka ka hor inta aadan helin adeegyada. Adeeg bixiyaasha oo dhan ma ku jiraan shabakad walba. Waxaa laga yabaa inaad bixiso lacag badan ama kharashaadka daryeelkaaga caafimaadka oo dhan haddii adeeg bixiyahaaga uu ka baxsan yahay shabakadaadaama uusan qandaras la laheyn Blue Cross (tani waxaa loogu yeera adeeg bixiyaha aan aheyn-ka qeybgalista). Waad xaqiijin kartaa haddii adeeg bixiyahaaga uu ku jiro shabakadda adiga oo wacya lambarka adeegga macmiilka ee qoran qeybta dambe ee kaarka aqoonsiga ee xubinta.