Waa maxay kharashyada kale ee caymiska caafimaadka?
Kharashka caymiska caafimaadka wuxuu ka kooban yahay khidmada caymiska bilaha ah iyo kharashaadka laga-bixiyo jeebka. Kharashyadan waxaa ka mid ah kuwa laga jari karo, lacag-bixinnada la bixinayo iyo ceymiska. Lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo waa lacagta aad bixiso ka hor inta uusan caymisku bilaaban. Lacagta la bixinayo iyo wadaaga lacag bixinta caymiska waa qaddarka aad ku bixiso adeegyada la daboolay.
Kharashyada waxa la dejiyaa sannad kasta. kharashaadka jeebka ka baxsan ee la soo celin way kala duwan yihiin, iyada lagu saleynayo qorshaha aad dooratay iyo adeegyadda daryeelka caafimaadka aad isticmaasho.