Haweeney daaqadda ka eegaysa banaanka

kaalmada caafimaadka​​​​​​​ (Medicaid): Caafimaadka Dhaqanka

Baro wax ku saabsan caafimaadka dabeecadda iyo noocyada ilaha kala duwan ee la helayo, barnaamijyadda iyo adeegyadda.

SVG

Isdilista & Dhibaatooyinka Cimiriga Nolosha

Haddii adiga ama qof aad taqaano oo dhibaatoonaya ama dhib ku jira, caawin ayaa la helaya 24/7.

Wac ama farriin 988 si aad ula sheekaysato.

SVG

Khadka dhibaatooyinka caafimaadka dabeecadda Blue Cross

Heltitaanka taageerada caafimaadka dabeecadda 24/7.

Ku saabsan caafimaadka dabeecadda

Caafimaadka dabeecadda iyo xulashooyinka daryeelka

Caafimaadka dabeecadda waxaa loola jeeda fayo-qab dareenka guud iyo dhimirka, oo ay ku jirto sida loola qabsado caqabadaha maalinle ah.

Doorashooyinka daryeelka waxay daboolaan daawayenta sida arrimaha walaaca, walbahaarka, isticmaalka walxaha maandooriya, iyo qabtiinka kale.

Xubnuhu waxay marin u leyihiin noocyo kala duwan oo bixiyeyaasha caafimaadka dabeecadda ee khadka tooska ah iyo shaqsiyeed.

Xubnaha Blue Plus waxay leeyihiin doorashoooyinka bixiye oo kala duwan oo loogu talo galay daryeelka, taageerada, caymiska loogu talo galay caafimaadka dhimirka iyo walaacyada isticmaalka maandooriyaha. Doorashooyinka shkhsi ahaanta iyo muuqaalka waxaa halaya inta badan xubnayaasha.*

Udub dhexaadka ciladaha dabeecadda

Walaaca, niyadjabka, Xanuunka Xakamaynta Xaaladaha (OCD) iyo waxyaabo kale.

Ciladaha dhalinta iyoc cunuga

Dhakaakaha, feejignaanta-yaraanta / xanuunka firfircoonida (ADHD), fikirka isdilka iyo waxyaabo kale.

Cilidaha isticmaalka maandooriyaha

Sigaar cabista, uumiga, khamriga, opioids, iyo waxyaabo kale.

Khayraad

Ilaha caafimaadka dabeecadda

Adeegyada caafimaadka dabeecadda iyo barnaamijyada waxaa loo heli karaa lacag la'aan xubnaha kaalmada caafimaadka (Medicaid).

Isticmaal aaladda Hel Daryeelka si aad u raadiso bixiyeyaasha Caafimaadka Dabeecadda ee shabakaddaada. Dooro magaca qorshahaaga iyo lambarka furaha boostada, ka dibna raadi "Caafimaadka Dabeecadda."

Muuqaalka foogaan, onlaynka iyo adeegyada shakhsi ahaan

Charlie Health

Daryeelka araga

Baxnaaninta xoogan ee loogu talo galay carruurta iyo dadka waaweyn

Barnaamijyada daryeelka caafimaadka dhimirka ee muuqaalka ee dhameystiran, oo ay ku jiraan kalfadhiyada kooxeed, daaweynta shaqsiyeed, iyo daaweynta qoyska, oo lagu daray adeegyo duuban sida daryeelka dhibaatooyinka 24/7, adeegyada dhimirka, iyo waxyaabo kale.

Wac 986-206-0414, TTY 711

Da'da 11-50

Waxaa loo heli karaaBLUE ADVANTAGESM Qoysaska iyo Carruurta iyo xubnaha MINNESOTACARE

growtherapy​​​​​​​

Daryeelka araga

Waxay ka dhigaysa baxnaanaha muuqaalka foogan fudud.

Ka qabso ballanta banaaniye aqoon u leh kaas oo ku haboon jadwalkaaga. Waa baxnaaninta ku haboon shuruudahaaga.

Wac 786-244-3504, TTY 711

Kaliya dadka deggan Minnesota ayaa loo heli karaa.

Headway

Xulashooyinka Daryeelka ee muuqaalka foogan iyo Shaqsiga *

Headway waxay fududeyneysaa helida bixiye caafimaad maskaxeed oo ku jira shabakad leh kharashyo horay u bixin, jeegag caymis, iyo ballan qabsasho degdeg ah ee guud ahaan 20+ takhasusyaal.

Wac 646-941-7645, TTY 711

*Xulashooyinka daryeelka shakhsiyeed ee xaddidan

Kaliya dadka deggan Minnesota ayaa loo heli karaa.

Rula

Daryeelka araga

Khabiirka daryeelka caafimaadka dhimirka ee baahiyahaaga.

Jadwall ballanta muuuqaalka foogan ee leh shatiga bixiyaha khiibradaha kala duwan takhasuuska.

Da'aada 5+

Wac 323-642-3806, TTY 711

Baro inaad noolaato

Barnaamijka onlaynka

La noolaanshaha walaaca, hurdo la'aanta, niyad-jabka, isticmaalka mukhaadaraadka ama walaaca bulshada? Baro Barnaamijka Tooska ah ee online-ka kaas oo marwalba laga helayo si uu kaga caawiyo shaqada. 

Geli kodhka gelitaankaBLUEPLUS (xaaladd xasaasi ah).

Doctor On Demand

Adeegyada caafimaad ee tignoolajiyada

Booqo takhsuslaha cilmi-nafsiga sharciyeysan ama dhakhtarka maskaxda ee guddiga shahaado haysta adiga oo isticmaalaya muuqaalka muuqaalka taleefankaaga, tablet-kaaga ama kumbuyuutarka.

Shaqaalaha caafimaadka dhimirka waxaa lagu helaya ballan si ay kaga caawiyaan walacaha, walbaharka bulshada, qabtiinka, arrimaha xiriirka, qalqalka iyo waayista iyo walacaha goobta shaqada.

Taageero gaar ah

Taageerada Maareeyaha Daryeelka (Maareynta Kiiska)

Maamulayaasha DARYEELKA waxay la shaqeeyaan xubnaha si ay u ogaadaan bixiyaha caafimaadka ee ku habboon baahiyaha iyo doorashooyinka gaarka ah ee xubnaha, iyo inay ka caawiyaan jadwalka BALLAMAHADA caafimaadka dabeecadda ee daboolaya:

  • Daryeelka jinsiga
  • Dhaqanka la xiriira baahiyaha daryeelka
  • Dookhyada adeeg bixiyaha
  • Dookhyada goobta

Qorshayaasha Blue AdvantageSM Families iyo Children, MinnesotaCare and Minnesota Senior Care Plus (MSC+):
Wac 1-800-711-9862, TTY 711.

Qorsaha SecureBlue (MSHO):
Wac 1-888-740-6013, TTY 711.

Barnaamijka Joojinta Tubaakadda

Samee oo ilaali qorshaha joojinta adiga oo taageero ka helaya tababaraha fayoqabka.

1-855-552-2583, TTY 711
Saacadaha: Isniinta ilaa Khamista, 8:30 a.m. ilaa 5:30 p.m. Central Time
Khamista, 8 a.m. ilaa 6 p.m. Central Time

Wicitaankan waa bilaash.

Baro wax badan oo ku saabsan joojinta taageerada tubaakada

Hel raacitaan marka aad u baahan tahay iyaga

BlueRideSM oo ka socota Blue Plus waxay ku siineysa raacid lagu kalsoon yahay oo badqab ah si loo daboolo caafimaadka, ilkaha, iyo booqashooyinka farmashiye ee dhakhaatiirta aad ku jirto shabakadooda.

Waxaad sidoo kale tagi kartaa BlueRide si aad uga qeybgasho jimicsiyadda maxaliga ah iyo fasalada ladnaan, iyo Ogeysiiska Qarsoodiga ah iyo Kulmada Qarsoodiga ah ee La qabasiga ah.*

Baro wax badan oo jadwalayso gaadiidka

Taleefanka Kalkaalka

Kalkaaliyaal khibradaysan oo diiwaangashan ayaa la helaya waqti walba, 24 saacadood maalin walba, 7 maalmood toddobaadkii marka aad u baahan tahay inaad hesho caawinta jawaabaha caafimaadka ee la xiriira su'aalaha ama helida meesha aad u doonaneyso daryeelka.

Wac 1-888-275-3974, TTY 711.

Taageerada dhakaaha

Adeegyadda jiheynta dhakaaha

Jiheyaha Blue Cross ayaa la helaya si uu kaga caawiyo inta lagu jiro mudda daaweynta ilmahaaga. Waxay ka caawin doonaa inaad hesho adeeg bixiyaashada ku jira shabakadda kuwaas oo ka caawin karaa baahiyahaaga iyo kan cunugaaga.

Cilmi baarista cudurka dhakaaha (ASD) waxay muujinaysa adeegyadda daawaynta wax ka qabashada ayaa si kor ugu qaadi karaa koriimada ilmahaaga.

Doorashooyinka waxaa ka mid ah:

  • Koriimada Hore ee Degdegmada ah iyo Adeegyadda Wax ka qabsahada (EIDBI) Dabeecadda
  • Bixi Hagitaan iyo Taageero Daryeel Bixiye
  • Hubi helitaanka daawaynta jirka iyo adeeegyadda ku saleysan-xirfadda
  • La xiriir bixiyeyaasha iyo nidaamyada daryeelka
  • Adeegyadda bulshada

Qorshayaasha BLUE ADVANTAGESM ee Qoysaska iyo Carruurta iyo MinnesotaCare:
Wac 1-800-711-9862, TTY 711.
Isniinta ilaa Jimcaha, 8 a.m. ilaa 5 p.m.
Wicitaankan waa bilaash.

Bogga xiriirka ilaha dhakaaha ee Minnesota

Baro wax badan oo ku saabsan barnaamijyadda daryeelka caafimaadka laga helayo Waaxda Caafimaadka ee Minnesota iyo wakiilada ee gobolka ee ku isku xirya dadka iyo adeegyadda caafimaadka iyo taageerada iyo xaaladdaha maareynta caafimaadka.

Eeg madasha ilaha ootisimka

Adeegyada taageerada deegaanka

Isku xirka Agabka Bulshada

Marka aad u baahan tahay in yar oo caawimo ah, way adkaan kartaa inaad ogaato meesha aad aadi karto. Isticmaalka Mareegta Ilaha Bulshada si loo ogaado lacag la'aanta iyo adeegyada kharashka yar ee kuu dhaw adiga.

Booqo Isku xirka Agabka Bulshada

Disability Hub

Disability Hub MN waa shabakad agabka gobolka oo dhan ah oo lacag la'aan ah oo ka caawisa dadka naafada ah inay xaliyaan mashaakilaadka, u maraan nidaamka una qorsheeyaan mustaqbalka.

Wac khadka bilaashka ah 1-866-333-2466, TTY 711.

La sheegayso khabiir
Isniin ilaa Jimco 8:30 a.m. ilaa 5 p.m.

Minnesota Aging Pathways

Minnesota Aging Pathways, oo ah adeeg ka socda Guddiga Minnesota ee Gabowga, waxay bixisaa macluumaad iyo ilo lacag la'aan oo loogu talagalay waayeelka dalka oo dhan.

Baro wax badan oo ku saabsan Minnesota Aging Pathways

Ama wac khadka lacag la'aanta ah 1-800-333-2433, TTY 711.

Waxaa helaya xybnaha ku jira Minnesota Senior Care Plus (MSC+) iyo SecureBlue (MSHO)

Qof weyn iyo cunug xabadka isgelinaya.

Barnaamijka Abaalmarinta Healthy Rewards

Adigoo ah xubin ka tirsan Blue AdvantageSM Families and Children ama MinnesotaCare, waxaad heli kartaa ABAALMARINNO markaad adiga iyo qoyskaaga dhamaystirtaan baaritaanno ka hortag ah iyo booqashooyinka daryeelka caafimaadka.

Waxaa loo heli karaaBLUE ADVANTAGESM Qoysaska iyo Carruurta iyo xubnaha MINNESOTACARE.

Haddad hada Caawin U Baahantahay

Khadka dhibaatooyinka caafimaadka dabeecadda Blue Cross

Heltitaanka taageerada caafimaadka dabeecadda 24/7.

1-888-275-3974

Isdilista & Dhibaatooyinka Cimiriga Nolosha

Haddii adiga ama qof aad taqaano oo dhibaatoonaya ama dhib ku jira, caawin ayaa la helaya 24/7.

Wac ama fariin u988 si aad ula sheekaysato.

988lifeline.org

Minnesota Warmline

Ma raadineysa taageero>? Ma rabtaa inaad la hadasho? Haddii aad la daaladhacayso caafimaadka dhimirkaaga laakiin aadan dareemaynin dhibaato caafimaadka dhimirka ama xaaladda degdeg ah, la xiriir Minnesota Warmline.

Wac 651-288-0400 ama 1-877-404-3190

TAAGEERO Fariin qoraaleed/strong> ilaa 85511

Furan toddobo maalmood toddobaad, 9 subixii. - 9 galabtii.

Khadadka dhibaatooyinka dheeraadka ah

Khadka Qoraalka Dhibaatooyinka

QoraalkaGURIGA ilaa 741741 meelwalba oo aad uga nooshahay Mareykanka, waqti walba.

Khadka dhibaatoyinka rabashadaha qoyska

Wac 1-866-223-1111
Qoraal 612-399-9995

Khadka dhibaatooyinka Ciidanka hawlgabka ah

Wac 1-800-273-8255 - Riix 1

*Xayiraadaha iyo xaaladdaha ayaa lagu dabi doonaa.

SecureBlueSM (HMO SNP) waa QORSHAHA CAafimaadka oo qandaraas la leh Medicare iyo barnaamijka kaalmada caafimaadka caafimaadka ee Minnesota si ay xubnaha ugu siiyaan faa'iidooyinka labada barnaamijyada. Is diiwaangelinta SecureBlue waxay ku xiran tahay dib u cusbooneysiinta heshiiska.

Charlie Health waa shirkad madax-bannaan oo bixisa adeegyada caafimaadka dabeecadda ee khadka tooska ah.

Grow Therapy waa shirkad madax-bannaan oo bixisa adeegyo caafimaadka dabeecadda ee khadka tooska ah.

Headway waa shirkad madax-bannaan oo bixisa adeegyo caafimaadka dabeecadda khadka tooska ah iyo adeegyo shakhsi ahaaneed oo xaddidan.

Rula waa shirkad madax-bannaan oo bixisa adeegyo Caafimaadka dabeecadda ee khadka tooska ah.

Learn to Live, Inc. waa shirkadda madaxbanaan oo bixisa qalabyo online ah iyo barnaamiyo loogu talo galay taageerada caafimaadka dabeecadda Learn to Live waa barnaamij wax barasho mana ahaan in loo tixgeliyo daawayn caafimaad.

Doctor On Demand® ee Included Health waa shirkadd madaxbannan oo bixisa adeegyada caafimaad ee tignoolajiyada

 

MIDS = DHS_122225_O02 DHS La Ansixiyey 12/23/2025
H2425_122225_O04_C