
Ka caawineysa inaad ku noolaato noloshadaada ugu caafimaad qabka badan.
Adiga iyo Blue. Isla jir wanaagsan
Ilaha xubinta
Gal koontadaada xubin
Firii faa'iidooyinkaaga, sheegashooyinka, ku xiran barnaamijyada fayo qabka iyo wax badan.
Hel Daryeel
Fiidiyow: Guudmarka qorshaha aragga
Isticmaal agabkan si aad sida ugu fiican uga faa'iidaysato qorshaha aragga.
- Qorshaha Aragga ee Blue Cross ee Faa'iidooyinka Kooban2025
- Qorshaha Aragga Blue Cross ee Shahaadda Caymiska
- Su'aalaha marwalba la isweydiiyo ee qorshaha aragga
- Muuqaalka Qorshaha Aragga ee Gobolka Minnesota
- Maclumaadka LASIK
- Waayo aragnimada xubinta ee Bladeless LASIK
- Ururinta Gaarka ah
- Ururinta khidmada caymiska bikaacada indhaha
- Casriyaynada bikaacadda
- Tafaariiqlayda ku jirta shabakadda
- Sida loo isticmaalo faa'iidooyinkaaga
- foomka sheegashada Qorshaha Aragga
- Warby Parker
- LensCrafters
Xeerka Macmiilka Araga Gobolka Minnesota: 9572
*Haddii aad jeclaan lahayd inaad wax badan ka barato ama aad waydiiso su'aalo ku saabsan faa'iidooyinka ka hor intaadan isku qorin qorshaha, fadlan sii koodkan Wakiilka Adeegga Macmiilka aragtida marka aad soo wacdo.
Ilaha taageerada
Taageerada si fudud u hel

Su'aalaha?Waan ku caawin karnaa
Wac adeega macmiilka Blue Cross ee aragtida 1-888-921-1192.
- Faham faa'iidooyinkaaga xubin
- Hubi sheegasho
- Qorshaha guud ee ku saabsan su'aalaha caymiska
Saacadaha:Isniinta - Jimcaha, 7 a.m. - 8 p.m. CT
Lambarka telefoonkaan wuxuu ku qoran yahay qeybta dambe kaarkaaga aqoonsiga ee xubinta.
La xiriir badroonigaaga
Waa inaad la soo xiriirta marka badroonigaaga marka hore haddii aad:
- Dooranayso caymis cusub oo aad qabto su'aalo
- Leedahay isbeddel noolaleed sida beddelida qoyskaaga ama shaqadaada
- U bahan tahay inaad beddesho magacaaga, ciwaanka, iwm.
Raadi mareegteena
In kastoo boggan mareegta uu xooga saarayo shirkadaada iyo shaqalahaaga, bluecrossmn.com waxay u adeegta xubnaha oo dhan waxaana laga yaaba inaad jawaab ka hesho.
- Su'aalaha soo noqnoqda FAQs ee xubinimada
- Caawinta gelida xubin
- Baro wax ku saabsan daryeelka caafimaadka iyo caymiska
Visit bluecrossmn.com wixii dookhyo dheeri ah.