Faahfaahinta Qorshaha Kooban (macluumaad faahfaahsan)
Faa'iidooyinka iyo caymiska oo kooban
Adiga iyo Blue. Isla jir wanaagsan
Firii faa'iidooyinkaaga, sheegashooyinka, ku xiran barnaamijyada fayo qabka iyo wax badan.
Ku xiranow dhammaan faa'iidooyinka xubinta, sheegashooyinka, barnaamijyadda iyo wax badan. Oo hel tallooyinka gaarka ah si aad kor ugu qaado caafimaadkaaga.
Waxaad raadin kartaa adeeg bixiyaasha iyo kharashaadka caafimaadka sida marti. Gal si aad ugu hesho adeeg bixiyaasha shabkadda kuwaas oo daboolada oo kaliya qorshaha caafimaadka ee hadda.
Raadi dhakhtariin, isbitaalo iyo rugyo caafimaad.
Faahfaahinta Qorshaha Kooban (macluumaad faahfaahsan)
Faa'iidooyinka iyo caymiska oo kooban
Daryeel hel
Hel xog
Doorashooyinka sii wadida
Diirada saarista caafimaadkaaga ayaa ku fudud markaad haysato qalabka saxda ah iyo taageerada. Waa kuwan sida aan ku caawin karno.
Gal koontadaada xubin ka ah Blue Cross si aad wax badan uga ogaatid faa'iidooyinkaas iyo kuwa kale.
Caafimaadka uurka iyo ka dib dhalmada
Barnaamijka taageerada dhalmada ka hor oo xubnaha siiya agab waxbarasho oo qoto dheer iyo waxyaabo kale.
Wac 1-800-793-6916 si aad ula hadasho Daryeelka Caafimaadka.
Joojinta tubaakada iyo khadka taageerada ee uumiga
Waligaa goor dambe ma aha si aad u joojiso. Ka hel taageero tababare si aad ugu dambeyntii tobaakada uga takhalusto!
U wac 1-888-662-2583 (TTY 711) si aad ula hadasho Tababaraha fayoqabka.
Caafimaadka iyo kaydadka fayo qabka
Blue365 waxay bixisa caafimaadka koowaad iyo qiimo dhimista fayo-qabka waa bilaasha madaama ay la xiriirto Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota.
Wac 1-855-511-2583
Ku arag dhakhtar online-ka wakhti kasta
Shaqada, guriga ama wadada, waxaad kula kulmi kartaa dhakhtar online mar kasta oo aad u baahato. Ballan maya. Si aad u hubiso goobta aad ku taalo helitaanka, booqo daryeelka onlaynka.
Hel caawinta dhexdhexaadka ama joojinta
Ma ka welwelsan tahay isticmaalkaaga khamriga ama maandooriyaha? Waa kan macluumaadka ku caawin kara
Talaabooyinka lagu maareeyo cabitaanka
Twin Cities campus - Boynton alcohol iyo substance use services
Wac adeega macmiilka Blue Cross 1-888-227-7630.
Saacadaha:Isniinta - Jimcaha, 7 a.m. - 8 p.m. CT
Lambarka telefoonkaan wuxuu ku qoran yahay qeybta dambe kaarkaaga aqoonsiga ee xubinta.
Waa inaad la soo xiriirta marka badroonigaaga marka hore haddii aad:
In kastoo boggan mareegta uu xooga saarayo shirkadaada iyo shaqalahaaga, bluecrossmn.com waxay u adeegta xubnaha oo dhan waxaana laga yaaba inaad jawaab ka hesho.
Visit bluecrossmn.com wixii dookhyo dheeri ah.
Blue365® waa calaamad ka diiwaan gashan Ururka Blue Cross and Blue Shield Association, oo ah urur madax-banaan ee qorshooyinka Blue Cross iyo/ama Blue Shield.
Doctor On Demand® ee Included Health waa shirkadd madaxbanaan oo bixisa adeegyada caafimaadka tignoolajiyada