- Haddii aad si firfircoon u shaqeyso oo uu ku daboolayo qorshaha kooxda loo-shaqeeyahaaga, waxaad dib u dhigi kartaa diiwaangelinta Medicare ilaa aad joojiso shaqada.
- Haddii aad ka fariisatay ka hor inta aadan noqon 65, waa in aad is diwaangelisaa Medicare 3 bilood kahor 65 bisha dhalashadaada si ay u shaqeyso kowda bisha aad noqotay 65
Iska diiwaan geli online ssa.gov ama la xiriir Maamulka Ammaanka Bulshada 800-772-1213 wixii su'aalo shakhsi ah ama si aad ballan uga sameyso wakiilka SSA.