90-Malinta la bixinaayo warqada dawada ee dhakhtar qoray
Haddii aad haysatid waraaqo dawo ah oo aad si joogto ah u buuxiso, waxaad kaydin kartaa wakhti iyo lacag adiga oo helaya 90 sahay maalinle ah hal jeer.
Haddii aad haysatid waraaqo dawo ah oo aad si joogto ah u buuxiso, waxaad kaydin kartaa wakhti iyo lacag adiga oo helaya 90 sahay maalinle ah hal jeer.
Firii qorshahaaga qalabayada ama lambarka ku qoran dhabarka dambe ee kaarka aqoonsiga ee xubinta si aad u aragto inaad u qalanto sahayda 90 maalinta eewarqada dawada ee dhakhtar qoray.
Qorshayaasha qaar waxaa laga yaabaa inaysan daboolin dhammaan daroogooyinka ku jira barnaamijka 90dayRx. Liiska daawada ee hoos ku xusan waxay bixisaa daawooyinka aan u qalmin 90dayRx. Ka wac kooxdayada adeega macmiilka lambarka ku yaala dhabarka dambe ee kaarka aqoonsiga ee xubintaada si aad u ogaato haddii liiska daawadaani khuseeyo qorshahaaga.
Booqo mid ka mid ah farmashiyeyaasha saadka ee saadka maalinta90 ka qaybgalaya. Waxaad u baahan tahay inaad taqaano magaca shabakadda farmashiye baaristan.
Waxaad kaydsan kartaa safarka farmashiyaha marka laguu soo diro dawooyinka dayactirka. Waa ammaan, fudayd oo kugu habboon.
Waxaad raadin kartaa magaca shabakadda farmashiye-yahaaga ee ku maluumaadka qorshaha caafimaadka ama adiga oo wacaya lambarka ku qoran kaarka aqoonsiga ee xubinta. Kadib doorashada shabakadaada iyo goobta, fiiri godka dhahayo sahayda 90-maalinta. Liiska ayaa isbeddeli karo iyadda aan la ogaanin.
Ka raadi daawooyinka liiska dawooyinka la caymiyay iyo farmashiyaasha ku jira shabakadda.
Fiiro gaar ah: Macluumaadkani ma khuseeyo qorshayaasha Medicare ama Minnesota Health Care Programs.