
2025 Qorshaha caafimaadka ee Blue Plus Minnesota Value
Blue Plus® Minnesota Value waxay bixisaa tayada daryeelka qiimaha la awoodii karo ee xulshada ballaran ee adeeg-bixiyaasha daryeelka caafimaadka.
Isdiiwaangelinta gaarka ah
Is diiwaangelinta furan ee 2025 way dhammaatay.
Ma seegtay waqtiga is diiwaangelinta? Waxaa laga yaaba inaad u qalanto weli qorshaha iyadda oo lo marayo is diiwaangelinta gaar ah.
Raadi qorshahaaga
Isbarbardhig qorshayaasha Blue Plus oo eeg heerarkaaga.